Siyaasadda

Taliska nabad gelyada waddooyinka oo Caasimadda ka hirgeliyay tabbeelayaasha jiifka ee nabad-gelyada

0
Ciidanka Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddooyinka (Taraafiko) oo uu hoggaaminaayo Taliyaha Qeybta Guud Nabad-gelyada Waddoyinka S/Guuto; Bishaar Abshir Geeddi ayaa isgoyska shaqaalaha ka hirgeliyay tabbeelayaasha...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo dhagax dhigay dhismaha waddo isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada...

0
Madaxweynaha Dowladda goboleedka  Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta dhagax-dhiggay wadada isku-xirto garoonka diyaaraddaha Maxamed Dheere iyo magaalada Jowhar. Masuuliyiinta shirkadda u...

Jabhada Fano oo ku hanjabtay in ay soo ridayso Diyaaradaha Ethiopian Airline

0
Jabhada hubeysan ee  Amxaarada ah ee Fano ayaa diginin u dirtay hay’adda duulista Itoobiya oo ku saabsan diyaaradaha Ethiopian Airlines oo ciidanka ku soo...

Booliiska Gobolka Banaadir oo sheegay in baaris lagu wado ciidamo rasaas ku furay Dad...

0
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Banaadir Macallin Mahdi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ay xireen ciidamo loo haysto in...

Ra’iisul Wasaaraha XFS Soomaaliya oo furay munaasabadda mabaadii’da nabadda Soomaaliya

0
Ra’isul wasaaraha XFS mudane Xamza Cabdi Barre ayaa maanta ku daahfuray caasimadda munaasabadda Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya”, waxaa uuna ka hadlay qiimaha ay nabaddu...

Nuxurka Qodobada Heshiiska Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya & Turkiga

0
Madaxweynaha Turkey Recep Dayyib Erdogan ayaa booqday Muqdisho 25 bishii Janaayo ee sanadkii 2015-kii, si uu u furo mashaariic ay Turkey ka hirgaliyeen Soomaaliya....

Wasiiru-dowlaha Isgaarsiinta XFS oo ka qeybgalay shirweynaha Taleefannada gacanta

0
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS Xildhibaan, Axmed Cismaan Diiriye ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Caalamiga ah ee taleefannada gacanta (Mobile World Congress) oo soo...

Dowladda oo dhul ku wareejiyay Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho

0
Dowladda Soomaaliya ayaa dhul ku wareejisay Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya, halkaas oo lagu ballaarin doono xafiisyada cusub ee Safaaradda. Wasiirka Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada...

Wasiir Fiqi oo la kulmay madaxda hay’adda nabadda iyo xalinta khilaafaadka

0
Kulan isbarasho iyo is xog wareysi ah ayaa maanta waxaa uu dhex maray Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta XFS mudane...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta Xafiiskiisa Villa Hargeysa ku qaabilay danjiraha Dawladda Qatar u...