Maqaallada

TAARIIKHDA CIIDANKA XOOGGA DALKA SOOMAALIYEED

0
12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kaa soo lagu aas aasay ciidan ka kooban 8 horrimood, oo lagu...

MAXAA LOO BAAHAN YAHAY HADDII UU SOO LABA KACLEEYAY XANUUNKII COVIED 19?

0
Marka loo kuur-galo Xogta xannuunkan soo laba kacleynta Covid 19 waxaa mihiim ah in aan wax badan ka ogaano  Xanuunka Dunida aafeeyay aadkana ugu...

DALKAADA ADIGAA ISKA LEH

0
Qof kasta oo dunida ku nool wuxuu ku abtirsadaa qaran, dal iyo calan gaar ah oo ummadda uu ka soo jeedo ay leeyihiin waana...

HALISTA KA DHALAN KARTA GAASKA CUNTADA LAGU KARSADO.

0
Horumar kasta oo cusub waxuu leeyahay nusqaantiisa, waayadii danbe waxaa dalka si baahsan ugu soo kordhay isticmaalka gaaska iyadoo shacabka Soomaaliyeedna ay tahay mid...

SOOMAALIDA SAFARRADA FURSAD DHOOFKA U TAGAYA KENYA, MAXAY TAHAY IN AY KU DHAQMAAN HADDII...

0
Safarka dadka Soomaalida ah ay u safraan dalka Kenya inta badan wuxuu khuseeyaa labo dhinac oo kala ah ganacsi ama safar ku saabsan in...

DHAKHAATIIRTA NAF-HURAYAASHA AH

0
Qalinkaygu wuxuu jeclaysanayaa in uu kuu soo gudbiyo sheeko naf-hurnimo, wadaninimo, beni’aadanimo iyo hooyanimo tusaale qurxoon u ah. Waa sheekada Dr Xılwo Daa’uud Ibraahim...

Han Wayn Iyo Hibo Yar!!!

0
”Male” iyo ”dhab” waa labo erey oo afkeenna duugga ah ka mid ah, lagana yaabo in macnahoodu uu luqad kasta ku jiro, laakiin labadaas...

Inta Jeer Ee Madaxweyne Farmaajo Tanaasul U Sameeyey Doorashooyinka Dalka

0
Muqdisho,Ilayskadalka-1. 5-tii Juun 2018-kii, Shirkii Baydhabo, waxaa heshiis lagu gaadhey in dalka ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah oo ah nooca hal...

General Georgy Zhukov-kii Soomaaliya

0
Muqdisho Ilayskadalka-Haddii aanad hore u maqal Joorji Shukov (Georgy Zhukov) wuxu ahaa Janaraaalkii ugu caansanaa qarnigii tegey dalweynihii Midowga Soviet iyo Russia. Wuxu caan...

Dood qaran, Xildhibaanow xad ku xidha iyo xuduud maleedahay?

0
ILAYSKADALKA(02.02.2021) Waxaan si wacan u wada ogsoonahay inay golayaasha sharci dajinta dalkeenu leeyihiin xasaanad. Sida ku cad dastuurka dalka cutubkiisa 6aad, qodobka 70aad firqooyinkiisa...