Horumarka Dalka

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

0
Muqsisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan wadahadal ah kula yeeshay xarunta Wasaaradda...

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Doorashooyinka oo laga Daah-furay degmada Galcad

0
Masagawaay(WARGEYSKA DALKA):-Maamulka iyo shacabka magaalada Masagawaay ee degmada Galcad ayaa si weyn ugu qulqulaya goobaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashooyinka dadweynaha. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka...

Ololaha todobaadka dhir beerista oo ka billaawday Muqdisho

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay dhigiisa Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo...

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ayaaย  magacowday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed. Hoos ka akhriso qoraalka Wasaaradda

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Isimada Dowlad Gobolleedka Puntland

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay Isimada Puntland, oo ay ka mid yihiin Beeldaaje...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay Shirka Arrimaha Bariga Afrika

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay Shirka Arrimaha Bariga Afrika ee ay martigelisay Jaamacadda Yangzhou ayaa si rasmi ah ula...

Markabka qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo Dekadda Muqdisho laga sagootiyay

0
Markabkii qodista Ceelka Shidaalka Curadka oo ka soo shiraacday Dalka Turkiye oo lagu soo sagootiyey Markabka CaฤŸri Bey, kaas oo howlgal Shidaal qodis ah...

Kulan lagu dardargeliyo kala-guurka oo ay hoggaaminayso Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Magaalada...

0
Muqdisho Abril 8, 2026: Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Maxamed Cumar, ayaa la kulmay Mudane...

Hoggaamiyaha KGM ee Koonfur Galbeed oo kormeer ku sameeyey Xarunta Maamulka ee Magaalada Baydhabo

0
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa kormeer Shaqo ku tagay Xarunta Maamulka Degmada Magaalada...