Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka Nidaamyo Xooggan oo ka jawaaba...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XJFS ayaa sheegay in Soomaaliya...
Jaaliyadda Soomaalida ee Gobolka Xadarmuut oo Afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen
Xadarmuut(Wargeyska Dalka):- Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed ayaa gaaray Gobolka Xadarmuud ee Dalka Yemen,halkaasi oo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran.
Safiirka...
๐๐๐ฒโ๐๐๐๐ ๐๐จ๐๐๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐ช ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐ค๐ฎ ๐๐๐ซ๐๐๐ฃ๐ข๐ฌ๐๐ฒ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐ฆ๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐๐ซ๐๐ก๐
Muqdisho(Wargeyska Dalka):โHayโadda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa Maanta qabatay Munaasabad lagu wareejinayay Deeq Lacageed 14,400 US Dollar oo ay iska soo uruuriyeen Shaqaalaha Hayโadda,...
Kulan lagu falanqeeyay saameynta sii kordheysa ee Isbeddelka Cimilada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magalada Muqdisho ayaa martigelisay Munaasabad lagu daahfurayay Warbixinta Qaran ee Cimilada iyo Horumarka Soomaaliya, taas oo si Wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Dowladda...
Masโuuliyiinta Gaashaandhigga XJFS oo boogaadiyay kaalinta Gabdhaha ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, Taliyaha Ciidanka Dhulka,...
Guddoomiyaha Hayโadda SoDMA oo la kulmay Wafdi ka socday Dowladda Norwey
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa Xarunta Howl-galka Degdegga ah ee Qaranka (NEOC) ku qaabilay Wafdi...
Kulan lagu soo dhaweynayo dhammaystirka Dastuurka Dalka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Kulan lagu soo dhoweynayay dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka Qaranka ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka soo qayb galay...
Madaxweynaha JFS oo u Hambalyo u diray Haweenka Soomaliyeed Maalinta Haweenka Adduunka awgeed
Muqdisho (Wargeyska Dalka):- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Hambalyo iyo bogaadinย u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay Dunida ka joogaan,ย munaasabadda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay Nuqulka Dastuur Cusub ee JFS
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Hayโadda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka oo xustay Maalinta Haweenka Adduunka
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Hayโadda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan lagu maamuusay Xuska Maalinta Caalamiga ee Haweenka Adduunka, si loo muujiyo...










