Hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka Gudaha Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Duhulow ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay hirgelinta Kaarka Aqoonsiga Qaranka ee Socdaalka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Xoghayaha...
Hawlgal lagu dilay dhagarqabayaal katirsan khawaarijta oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidanka Midowga Afrika ee AUSSOM iyo kuwa UPDF, ayaa ka saaray maleeshiyaad argagixiso ah oo ku dhuumaaleysanaysay...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya
Muqdisho (WARGEYSKA DALKA):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka hey’adda (UNICEF) ee Soomaaliya, Marwo...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo daahfuray Howlgalka Cusub ee ” Howlgalka Hillaac”
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-WAR-SAXAAFADEED
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray Hawlgal cusub oo loogu Magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha...
Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay Saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Kulan la yeeshay U-qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya Antonino...
Degmada Yaaqshiid oo u gudubtay Wareega Labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan.
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay Wareegga labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan, kaddib markii 12 Dhibcood ay...
Wasaaradda Duulista XJFS oo Jawaab ka bixisay Warar Been Abuur ah oo laga faafiyey
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si Cad u Beeninaysaa Wararka Been Abuurka ah ee Maalmahan lagu baahinayay Baraha kala duwan, kuwaas...
Safaaradda Soomaaliya Magaalada Nairobi ee Dalka kenya oo Martigelisay Kulan Afur ah
Nairobi(Wargeyska Dalka):- Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Magaalada Nairobi ayaa martigelisay Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo Xalay lagu qabtay Xarunta Safaaradda.
Afurkan Qiimaha...
Türkiye oo Dadaal Dhexdhexaadin ah ka Wadda Xiisadda ka dhaxeysa Wadamada Pakistan iyo Afghanistan
Ankara(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Türkiye, Hakan Fidan, ayaa Jimcihii khadka Telefoonka kula hadlay dhiggiisa Dalalka Pakistan, Afghanistan, Qatar iyo Sacuudi Carabiya, si ay...










