Horumarka Dalka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Daahfurtay Siyaasadda Qaran ee Caafimaadka Dhimirka 2026–2030

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka qaybgalay Munaasabad lagu xusayay...

Soomaali, Qaxooti ah, Muslim Xijaaban oo ku biirtay Barlamaanka Ingriiska (WARBIXIN)

0
Sagal Abdi-Wali, ayaa ku guuleysatay kursiga Baarlamaanka Ingiriiska ee uu banneeyay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Ingiriiska, Keir Starmer. Xisbiga Labour ee Dalka Britain ayaa...

Safiirka cusub ee Dowladda Turkiga oo shaqadiisa ugu horreysay ku billaabay wadahadallo diiradda lagu...

0
Safiirka Cusub ee Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya, Ferhat Alkan, ayaa xilkiisa Magaalada  Muqdisho ku billaabay Kulan aan rasmi ahayn oo uu la yeeshay...

Qurba-joogta Soomaalida oo si wayn uga soo dhex muuqanaysa siyaasadaha Caalamka

0
Soomaalidii hore ee ku nooleed Qurbaha waxay diirada saari jireen dhanka Ganacsiga, balse haatan waa lays kala soo tagay oo Soomaalida Maanta waxay u...

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta ka guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha...

Xarunta JSP ee Degmada Warsheekh oo si rasmi ah loo daah-furay

0
Warsheekh(Wargeyska Dalka):-Waxaa si rasmi ah xarigga looga jaray Xarunta Dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee Degmada Warsheekh, Gobolka Shabeellaha Dhexe. Munaasabadda daah-furka...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

0
Johannesburg(WARGEYSKA DALKA):-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika, iyagoo ka wada hadlay iskaashiga dhinacyada is-nidaaminta warbaahinta, horumarinta saxaafadda,...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan Heer Sare ah la Yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha

0
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha, Admiral Dong Jun. Kulanka ayaa...

Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka oo kormeer...

0
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka, ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay xurunta hay’adda Sharciyeynta Adeegyada...

Dowladda Soomaaliya oo daah furtay Shirweynaha Hoggaamiyeyaasha Qurba-Joogta ee Qorshayaasha Dowladda

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay Shirweyne Saddex...