Ciidanka Xoogga Dalka oo kaashanaya Ciidamada Türkiye, oo duqeymo loo adeegsaday diyaaradaha F-16 ka...
WAR-SAXAAFADEED ka soo baxay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa lagu sheegay in Ciidanka oo kaashanaya Ciidamada Jamhuuriyadda Türkiye, ayaa Subaxnimadii Maanta duqeymo loo adeegsaday...
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo si rasmi ah u xarig jaraya dib...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta Xarunta Dhexe...
Taliyaha Hay’adda “NISA” oo Magaalada Cabudwaaq ka dhagax-dhigay Xero Ciidan oo ay leedahay Hay’adda...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa Magaalada Cabudwaaq ka Dhagax-dhigay Xero Ciidan oo ay leedahay...
Dowladda Soomaaliya oo loo doortay Xubin ka tirsan Guddiga Fulinta ee Ururka Baarlamaannada Islaamka
Azerbaijan(Wargeyska Dalka)- : Wafdi Xildhibaano ah oo ka socda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya islamarkaana uu hogaaminayo Xildhibaan Dr. Maxamed Sheekh Axmed...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo xarigga ka jaray Qayb Cusub oo lagu soo kordhiyay...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka);-Ra”iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa Maanta xariga ka jaray Isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan Qeybta Dhimirka ee Haweenka...
Maareeyaha Hay’adda NIRA oo furay Aqoon-isweydaarsiga Guddiga Isku Xirka Aqoonsiga Qaranka
Muqdisho(Wargeyska Dalka)-: Maareeyaha Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiweli Cali Cabdulle (Timacadde), ayaa Maanta si rasmi ah u furay Aqoon-isweydaarsiga...
Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda WHO oo Xoojinaya Iskaashiga Horumarinta Caafimaadka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdisalam Ali (Dhaay), ayaa Kulan laba geesood ah la yeeshay Agaasimaha Gobolka...
Dowladaha Soomaaliya iyo Croatia oo xoojinaya Xiriirkooda Diplomaasiyadeed
MUQDISHO(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdisalam Ali, ayaa kulan laba geesood ah la yeeshay Mudane Gordan...
Taliyaha Hay’adda NISA oo kulamo kala duwan la yeeshay Bulshada Magaalada Cabudwaaq
Cabudwaaq,(Wargeyska Dalka):- Taliyaha Hay’adda NISA, Mahad Maxamed Salaad, oo Maanta gaaray Magaalada Caabudwaaq, ayaa Kulamo kala duwan la yeeshay Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka...
Wafdi ka socda Golaha Aqalka Sare oo Qaahira uga qeyb galay Shir muhiim ah
Qaahira,(Wargeyska Dalka):- Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee Baarlamaanka Carabta iyo Guddoomiyaasha Baarlamaannada Carabta,...










