Gudoomiyaha Hay’adda SoDMA oo daahfuray Mashruuc muhiim u ah Dadka Danyarta ah
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Maanta daah-furay Mashruuc Taakuleyn Lacageed ah oo lagu taageerayo 130...
Dowladda oo u Guureysa Habka Miisaaniyadda ku Saleysan Barnaamijyada Howleed
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta soo gebagabeysay Tababar muddo 14 Maalmood ah socday, kaas oo lagu baranayey diyaarinta iyo dhaqangelinta...
Wasiir Maareeye oo Xarunta Wasaaradda ku soo dhoweeyay Agaasimaha Gobolka ee Hay’adda IFAD
Mqudisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee JFS,Xil. Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Xarunta Dhexe ee Wasaaradda ku soo dhaweeyay Agaasimaha Gobolka ee...
Kulan looga hadlayey xoojinta wacyigelinta Adeegyada Aqoonsiga Qaranka oo Muqdisho lagu qabtay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA) ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay Kulan Dadweyne oo looga hadlay Dhisidda kalsoonida iyo xoojinta wacyigelinta Adeegyada Aqoonsiga...
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---WARSAXAAFADEED:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada...
Muqdisho mar dambe ma mudna Sumcad dil dambe (WARBIXIN)
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa Warbixin uu ka qoray Magaalada Muqdisho Cinwaan uga dhigay: “Mogadishu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Madasha isku xirka Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta si rasmi ah uga furay Magaalada Muqdisho Madasha Isku-xirka...
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐊𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐢𝐲𝐨...
uqdisho(WARGEYSKA DALKA);-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maalinkii shalay shir-guddoomiyay kulankii koowaad ee Guddiga Qaran ee Horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka,...
HOGGAAMIYAHA KOONFUR GALBEED OO DAAHFURAY SHIRKA HORUMARINTA WAXBARASHADA KOONFUR GALBEED
Baydhabo (WARGEYSKA DALKA):- Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u daahfuray Shirka Horumarinta Waxbarashada Koonfur Galbeed....










