Maxkamadda Sare oo laashay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka Galmudug
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Maxkamadda Sare ee Federaalka Soomaaliya ayaa maanta laashay natiijadii doorashadii isku-sidkaneyd ee Golaha Wakiillada iyo Goleyaasha Deegaanka ee Dowlad Goboleedka Galmudug, sida uu...
Madaxweynaha JFS oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay ardayda kaalmaha hore ka galay imtixaanka...
Muqdisho(WARGEYSKA DALKA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan dhiirrigelin iyo bogaadin ah la qaatay 10-kii arday ee kaalmaha ugu horreeya ka...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo casho sharaf ku maamuusay Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Xalay...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ก๐ข๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฒ...
Muqdisho,(Wargeska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare ee Waxbarashada...
โWariyeyaasha Nabaddaโ oo laga daahfuray Muqdisho
Muqdisho, 22 Agoosto 2026 โ Iyadoo ay taageerayso Boqortooyada Sacuudiga, ayaa Isbahaysiga Islaamiga ah ee Milatariga ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) magaalada Muqdisho ka daahfuray...
Daahfurka Hawlaha Hindisaha Istiraatiijiga ah ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada...
Muqdisho, 09 Rabiicul Awal 1448 Hijriya, kuna began 22 Agoosto 2026 (WARGEYSKA DALKA) โ Muqdisho: Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ka furmay...
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.
Addis Ababa- Wasiirkaย Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali (Dhaay), ayaa hoggaaminaya Wafdiga Dowladda Soomaaliya ee...
Guddoomiyaha Gudiga Midowga Afrika iyo Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya oo...
El Hadji Ibrahima Diene, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ee Soomaaliya ahna Madaxa Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya...
Mashruucyo waa weyn oo muhiim u ah kobaca Dhaqaalaha oo laga fulinayo Dekadda Muqdisho
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali Xaaji Maxamed...
Miami Beach oo lagu qabtay Nunaasabadda “Somali Stars Night 2026”
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Magaalada Miami Beach ee Gobolka Florida ayaa lagu qabtay Munaasabadda Somali Stars Night 2026, oo lagu maamuusay guulaha iyo kaalinta muuqata ee Bulshada...










