Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS oo kormeeray Goobaha Adeegyada Dalxiisayaasha ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa Maanta Booqasho shaqo ku tagay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...
Xaaladda Diblomaasiyadda Soomaaliya iyo waxqabadka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa Xarunta Wasaaradda ku...
Xukuumadda oo ansixisay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka
Muqdisho-(Wargeyska Dalka)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhaqanka iyo Farshaxanka, oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya.
Wasiirka Warfaafinta,...
Dekadda Muqdisho oo kaalin ka qaadanaysa kordhinta Dakhliga Gudaha
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Mudane Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko), ayaa ka qeybgalay barnaamij looga hadlayay kaalinta Dekedda Muqdisho ee...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo ka Tacsiyeeyay dhibaatadii ka dhacday Dalka Aljeeriya
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Tacsi tiiraanyo leh u diraysaa Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Shacabka ee Aljeeriya, Hoggaankeeda,...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta XFS” Amniga Caasimadda ayey ka turjumeeysaa in aan Shacabka Suuqa Bakaaro...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka ayaa fagaaro ku yaalo Magaalada Muqdisho kumanaan Dad Shacab ah kula daawanaya Ciyaarta kama dambeysta ah ee...
Shirweynaha isbeddelka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la soo gaba-gabeeyay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Shirweynaha ayaa 18-kii Luulyo si rasmi ah u daah-furay Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab),...
Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeedย Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe), ayaa Maanta si rasmi ah u daah-furay Mashruuca Bulsho.
Munaasabadda furitaanta...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ก๐๐ช๐จ-๐๐๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay Guddi heerkiisu sarreeyo oo qaabilsan horumarinta Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka.
Gogol-xaadhka hawsha...
Kulan lagu soo bandhigayay Mashruuca Bulsho oo lagu qabtay Magaalada Baydhabo
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Mudane Cabdulkadir Cali, ayaa ka qeybgalay kulanka soo bandhigidda iyo aqoon-isweydaarsigaย Mashruuca Bulsho ee...










