Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 oo goordhow ka furmaya Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Waxaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026 (Strategic Communication Forum 2026), kaas oo ay soo qabanqaabisay...
Muqdisho oo Beri martigelineysa Shirka Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Magaalada Muqdisho waxaa berri ka furmaya Shirweynaha Madasha Qaran ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta 2026, kaas oo isu keenaya Hayโadaha Dowladda, Wasiirada Warfaafinta...
Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada JFS oo Raalligelin ka Bixisay Dhacdadii Shirkadda Salam Air,...
Muqdisho,(WARGEYSKA DALKA):- Wasiirka Wasaaradda Gaadidka iyo Duulista Hawada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Faarax Nuux, ayaa si buuxda uga raalli-galiyey maamulka iyo shaqaalaha Shirkadda...
Wasiirka Waxbarashada oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya u jooga Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Aljeeriya...
Dowladaha Soomaaliya iyo Qadar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi
Doha, (Wargeyska Dalka)--Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa Magaalada Doxa ku kala saxiixday...
Madaxweynaha JFS oo Kulan doceed la qaatay Dhiggisa Dalka Seerbiya
Belgrade(Wargeyska Dalka)--Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Kulan doceed barbar socday Shir-Madaxeedka Dalalka dhex-dhexaadka ah ee Magaalada Belgrade, la qaatay Madaxweynaha...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay Shirka Dalalka aan Isbaheysiga aheyn
Belgrade, (Wargeyska Dalka)-- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Shirka Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn oo Maanta ka furmay...
W๐๐๐๐ข ๐ค๐ ๐ฌ๐จ๐๐๐ ๐๐๐๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐ ๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐๐จ๐จ๐ช๐๐ฌ๐ก๐จ ๐ซ๐๐ฌ๐ฆ๐ข ๐๐ก ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ ๐๐๐ง๐ณ๐๐ง๐ข๐
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wafdi ka socda Xafiiska Raโiisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Raโiisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa soo gabagabeeyey...
Duqa Muqdisho oo kormeeray Deegaanka Xaaji Cabdi oo dib-u-dejin loogu sameynayo Shacabka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Maanta kormeeray Deegaanka Xaaji-Cabdi ee Degmada Gubadley, halkaas oo Maamulka...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง ๐ฅ๐ ๐ช๐๐๐ญ๐๐ฒ ๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐๐ญ๐๐ซ
Dooxa,(Wargeyska Dalka):-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Kulan la yeeshay Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka Qatar, ahna Wasiirka Difaaca, Mudane Sheekh...










