Muuse Cabdi

201 POSTS0 COMMENTS

Taliyaha Ciidanka dhulka oo kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee jeneraal Gorda

Taliyaha Ciidanka dhulka xoogga dalka soomaaliyed General Maxamed Tahliil Biixi oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka ayaa maanta kormeeray dugsiga tababarka Ciidanka ee...

Turkiga oo badbaadiyay 95 ruux oo magangalyo doon ah.

Ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa badbaadiyay 95 ruuuc oo magangalyo doon ah,ka dib markii Ilaalada Xeebaha Giriigga ay si qasab ah dib ugu soo...

Wargalin muhiim ah

Dhamaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkan Pakistan waxaa lagu wargalinayaa laga bilaabo 6 September, 2021 kuna beegan Isniinta beri ah ay safaaraddu xerantahay...

Ra’iisal wasaare Rooble oo la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta la kulmay qoyska Ikraan Tahliil Faarax oo ay wehliyaan Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi iyo xubno...

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya oo ka qeybgalay shir weynaha Shaqada Jaamacadda Carabta

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa ka qeybgalay furitaanka shir-weynaha Shaqada ee waddamada Jaamacadda Carabta...

Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha

Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha. Danjiraha ayaa qudbaddan ka jeediyay dood-cilmiyeed...

Guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka Qaranka oo doortay guddoomiye cusub

Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood,...

Ciidamada Sacuudiga oo ka hortagay 3- gantaal oo ka yimid dhanka Xuutiyiinta

Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen saddex gantaal oo lala beegsaday magaalooyinka Najran iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari...

Maamulka Koofur galbeed oo wada kulamo ku saabsan qaadashada tallaalka Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka ee dowlad Goboleedka Koomfur galbeed Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay manta kulan looga hadlaayo qaadashada iyo baahinta tallaaalka Coronavirus. Kulanka ayaa sidoo...

Soomaaliya oo gadiid iyo agab Caafimaad kala wareegtay Urur gobaleedka IGAD

Urur-Gobaleedka IGAD oo kaashanayso Midowga Yurub, ayaa maanta ku wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Soomaaliya agab caafimaad oo isugu jira daawooyin iyo...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8868 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Soomaaliya oo ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Soomaaliya ku guuleysatay abaalmarinta caalamiga ah ee glotel awards

Munaasabad heerkeedu sareeyo oo ka dhacday dalka Ingiriiska ayaa Soomaaliya waxa ay ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee Glotel Awards, iyadoo tartanka ugu guuleysatay...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo kulan muhiim ah la yeeshay madaxda Turkiye

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur  iyo Madaxweyne ku xigeenka dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Türkiye Mudane Cevdet Yılmaz ayaa magaalada...

Wasaradda Beeraha XFS oo soo bandhigtay Cagaf-cagafyo loogu talagalay Beeralayda Soomaaliyeed

Wasiirka Wasaradda Beeraha iyo waraabka XFS Maxamed Cabdi Xayir maareeye oo ka hadlay soo bandhigidda gawaaridaasi cagaf-cagafta ah ayaa sheegay in qalabkaan uu qeyb...