Daljir

116 POSTS0 COMMENTS

Jaamacadda Accord iyo hey’adda UNASOM oo Arday u soo gabagabeeyey tababar lagu baranayey isbadalka Cimilada

Tababarkaan oo lagu baranayay isbadalka Cimilada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda Accord Ee magaalada Muqdisho. Tababarkaan ayaa waxaa ka qeybgalay qubaro...

Waa muhiim in la tixgaliyo Tallooyinka bulshada ee dhinaca dib -u -eegista dastuurka

Marka laga yimaado dastuurka Eebe,ee loo jideeyay in lagu maamulo dunidan,waxaa jira nidaam sharci oo macmal ah ama ay sameeyaan aadaha,kaas oo shucuubta caalamka...

Wasiirka Arrimaha dibedda Ruushka oo sheegay in Aqoonsi siinta Taliban ahayn wax hadda saaran miiska wada hadalka

Wasiirka arrimaha dibadda ee Ruushka Sergei Lavrov ayaa Sabtidii sheegay in aqoonsi Dowladnimo oo Taliban la siiyaa  ​​uusan hadda ahayn miiska wada hadalka saarayn. Wasiirka...

Madaxweyne Turkiga oo ka qeybgalay munaasabadda tiknolojiyadda iyo duulista hawada ee Turkiga.

madaxweynaha oo ka hadlay muhiimada munaasabaddan ayaa hadalkiisa ku bilaabay “Dhammaan mashaariicda halkan lagu soo bandhigay waxay ka dhasheen wadashaqayn kooxeed oo ay ku...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socday Qaramada Midoobay oo ay hoggaamineysay Ku-xigeenka Xoghayaha guud...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO QAABILAY WAFDI AY HOGGAAMINAYSO KU-XIGEENKA XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBEY

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi heer sare ah oo ka tirsan Qaramada Midoobey oo ay...

Xiriirka Kubbada cagta Soomaaliyeed oo kaa -shanaya Wasaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug, xiriirka Kubadda Cagta Galmudug iyo xiriirada Degmooyinka oo tababar u qabtay...

Maxamed nuur maxamed gudoomiyaha ururka Sports-ka Dhuusamareeb iyo Macalin Cabdiraxmaan Geedaqoroow duqa Dhuusamareeb oo ugu horeyn ka waramay daah...

maddaxweynaha JFS mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la yeelan doona ku xigeenka xog hayaha QM.

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor dhow Madaxtooyada Qaranka waxa uu kulan ku`la qaadan doonaa Kuxigeenka Xoghayaha Qaramada Midoobay Marwo Amina J....

Dalalka Turkiga,pakistan iyo Azerbaijan oo dhoolatus Ciidan sameeyey

Ciidamada Milatariga dalalkaTurkiga,Azerbaijani iyo Pakistan ayaa markii ugu horeysay dhoolatus wada jir ah qabtay tababarkan ayaa socon doona 12-ka ilaa 20-ka bisha September magaalada...

wasaaradda caafimaadka koonfur galbeed oo dedaal ugu jirta sida ay bulshada u qaadan lahaayeen talaalka covid19

Kulanka ayaa waxaa uu dhexeeyey Xunbno ka socdey Wasaraadda Caafimaadka Koonfur Galbeed, Wakiilo ka kala socdey Hay-adaha SOS.WHO, Gudoomiyaasha Xaafadaha Magalada iyo Gudoomiyaasha Kaamamka...

TOP AUTHORS

293 POSTS0 COMMENTS
50 POSTS0 COMMENTS
116 POSTS0 COMMENTS
8881 POSTS0 COMMENTS
201 POSTS0 COMMENTS
655 POSTS0 COMMENTS
1061 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Kulan Duco ah u Qabatay Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Marxuum Danjire(Yuusuf Dheeg)

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa maanta, oo Axad ah, kulan duco ah u qabatay Allaha u naxariistee Marxuum Danjire Yuusuf Xassan Ibraahim...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka tacsiyeey geerida Saxafi Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Wasiirkii hore Arrimaha Dibadda Soomaaliya...

Shir looga hadlayo Tiknolojiyadda caafimaadka oo Muqdisho ka furmay

Ra’iisal wasaare ku xigeenka 2-aad ee  dowladda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisalaam Cabdi Cali Dhaay ayaa maanta ka furay magaalada Muqdisho shirka Caafimaadka ee Tiknoolajiyada...

Dowaladda oo dalka dib ugu soo celineyso muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha Jasiiradda Madagascar

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay socdaan dadaalo dalka dib loogu soo celinayo muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo badbaadiyay biyaha dalka Jasiiradda Madagascar. Wasiirka Warfaafinta,...