Wararka

Madaxda Qaranka oo ka qayb galay Olale dhiig loogu shubayo ciidamada qalabka sida

0
Madaxwrynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliua Xamse Cabdi Barre ayaa ka qayb galay olale  dhiig...

Amb. Cawaale Kullane oo Khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee horumarinta agabka Badda...

0
Fuzhou:-  Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shirka caalamiga ah ee agabka...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo hambalyo ku aadden xuska maalinta Calanka u diray Shacabka Soomaaliyeed

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo ku aadden xuska Maalinta Calanka oo ku beegay 12-ka October u diray...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo shir guddoomiyey shirka golaha wasiirrada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta guddoomiyey shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, oo uu kula wadaagay guulaha laga gaaray...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo kulamo doceedyo la qaatay qaar ka mid ah Madaxda Dowladaha...

0
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan Magaalada Marrakesh ee Dalka Morocco ayaa kulamo doceedyo la qaatay qaar ka...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta Calanka

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyey xuska maalinta calanka Jamhuuriyadda Soomaaliyeed, oo...

Iran iyo Sacuudi Carabiya oo ka wada hadlay dagaalka Isra’el iyo Xamaas

0
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo Dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan (MBS) ayaa khadka taleefoonka uga wada hadlay dagaalka u dhaxeeya Israa’iil iyo Xamaas. Labada hoggaamiye...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal amni xaqiijin ah ka sameeyay degmada Mahadaay

0
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo taliyaha ciidanka dhulka Sareye guuto Dayax Cabdi Cabdulle iyo geesiyaasha deegaanka ayaa howlgal amni xaqiijin ah ka...

Xuska 12-ka Oktoobar ee Maalinta Calanka Soomaaliyeed

0
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 69-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo ka qeyb galan kulan diblomaasiyadeed heerkiisu sareeyo

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Fuzhou uga qeyb galay kulan diblomaasiyadeed heerkiisu sareeyo, kaas oo ay...