Wararka

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Asmara wadahadal kula yeeshay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, kadibna khudbad u jeediyay ciidamada Soomaaliya...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo shirguddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo...

0
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta guddoomiyey shirka Tubta Hawlgelinta Wadajirka ah ee Soomaaliya iyo Midowga Yurub, taas...

Jubbaland oo soo bandhigtay xubno gacansaar la yeeshay Khawaarijta

0
Kismaanyo:-Ciidamada Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maanta soo bandhigtay Cabdifataax Nuur Cabdullaahi iyo Xasan Cabdulaahi Maxamed oo sagaalkii bishii koowaad ee sanadkan...

Ciidanka NISA oo gacanta ku dhigay Dhagar qabe ka tirsan Khawaarijta

0
Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ee (NISA) ayaa gacanta ku soo dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Argagaxisada Al-shabab kaas oo Ku Howlanaa Wax...

Xukunka waayeelkii loo Dilay Dhaxal aan lagu lahayn

0
Muuse Cali Nuur Axmed iyo Cali Cumar Axmed ayaa October 19-keedii u baxay dilka Marxuum Yusuf Cabdi Axmed oo ahaa Beeraley lagu dilay Number...

Ra’iisul Wasaaraha Ireland: Midnimada Israa’iil waay baabi’i doontaa haddii ay sii waddo duqeymaha ay...

0
Raiisel wasaaraha dalka Ireland Leo Varadkar, ayaa sheegay in midnimada Isra’iil ay meesha ka bixi doonto haddii ay sii waddo jawaabaha xad dhaafka ah...

Madaxweynaha Galmudug iyo wafdi uu hoggaaminayo oo kormeeray Talisyada Ciidanka Koonfurta Mudug

0
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wasiirka gaashaandhigga XFS Cabduqaadir Maxamed Nuur oo ay wehliyaan wasiir kuxigeenka Warfaafinta XFS Al cadaala...

Hawlgalo lagu burburiyay Gooba ay ku dhuumaleysanayeen maleeshiyaadka Khawaarijta oo ka dhacay Jubbada Hoose

0
  Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahan Ururka 5-aad, Guutada 16-aad ee Kumaandooska DANAB oo kaashanaya Ciidamada daraawaaiishta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa howlgallo ka dhan...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in dad ka badan 260,000 oo qof ay ku barakaceen...

0
Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in duqeymaha ay  Israa’iil, ka waddo Falastiin ay sabababeen barakaca in ka badan 260,000 oo qof tan iyo markii Xamaas...

Maraykanka oo Masar iyo Israa’iil kala hadlaya sidii marin ammaan ah loogu heli lahaa...

0
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Jake Sullivan, ayaa galinkii danbe ee shalay sheegay in Maraykanku uu wadahadallo kula jira Israa’iil iyo Masar, sidii ay...