Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay dhigiisa dalka Talyaaniga
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa Talyaaniga Mudane Lorenzo Fonta.
Kulanka...
Hawlgal lagu burburiyey fariisimo ay cadawga ku lahaayeen deegaanka Afcad ee gobolka Hiiraan
Jalalaqsi: Abaanduulha Guutada 26-aad Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa soo gaaray deegaanka Afcad oo hosyimada...
Koonfur-galbeed oo lagu qabtay kulan loogu diyaar garoobayo la dagaalanka Khawaarijta Wejigiisa 2-Aad
Baydhabo:- Wasiirka wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Abduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska maamulka Koonfur Galbeed G/ Sare Cabdi Ibraahim Shaamow ayaa...
Madaxweynaha Galmudug iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Bacaadweyne
Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye Qoor-Qoor ayna wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga XFS Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir kuxigeenka Warfaafinta JFS Cabdiraxmaan Alcadaala iyo...
Xafiiska Hantidhowrka oo Faray masuuliyiinta gacanta ku haya Baabuurta Dowladda in ay soo celiyaan
Xafiiska Hantidhowrka guud ee Qaranka oo ka duulaya ilaalinta iyo maamul wanaagga Hantida dowladda waxa uu ku wargelinayaa dhammaan mas’uuliyiinta halkan hoose ku xusan...
WALWAL KA JIRA KOR U KAC MACIISHADA DUNIDA IYO HOOS U DHAC DHAQAALE.
Marka kaga soo bilaabo cudurkii corona virus ee dunida ku fiday kaasoo keenay dhibaato badan ka sokoow in uu dunida u horseeday ama la...
Ha fududeysan Diigniinahan ku aadan El-Nino (WARBIXIN)
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...
Ha fududeysan Diigniinahan ku aadan El-Nino (WARBIXIN)
Roobab mahiigaan ah ayaa laga cabsi qabaa in ay ka da’aan dalkeenna, si gaar ah goobaha laga cabsi qabo waxaa ka mid ah Webiyada,...
GANACSIGU MA INDHA CADEYN BAA?
Ganacsiga waa mehrad barakeysan oo soo jirtay qarniyaal waana mehrado aysan dadku ka maarmin oo ay wax ku kala iibsadaan.
Waxaa jira suuqyada badeecadaha dukaanka...
ISBEDDELKA UU LA YIMID QALABKA WARBAAHINTA BULSHADA
Qalabkan (Social Media ) loo yaqaano waa mid dardar ku socda isla markaana leh saamyn xoog leh oo dhinca xiriirka bulshada isla markaana bedelay...










