Madaxweynaha JFS oo ka hadlay howlgallada ka socda dalka ayaa Amaanay doorka Shacabka ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula Oogay qaar ka mid ah masuuliyiinta dowladda Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa...
Wasiirka Ganacsiga XFS oo la kulmay Madaxweynaha xiriirka dhaqaalaha dibadda Turkey-ga
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi oo weli ku gudo jira safarkiisii shaqo ee Istanbul, ayaa la kulmay Madaxweynaha golaha...
Ra’iisul wasaraha XFS oo qaabilay madax ka soctay Hey’adda Caalamiga ah ee taageera horumarinta...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa qaabilay Madaxa Barnaamijka Horumarinta Caalamiga ah ee Bill & melinda Gates Foundation Ahna madaxa guddiga...
Qusulka Guud ee Soomaaliya iyo madaxda hey’adda Igaatha oo ka hadlay howlaha samofal ee...
Qunsulka Guud ee Dowladda FS u fadhiya magaalada Jiddah Axmed Maxamuud Diiriye ayaa kulan la qaatay Wakiilka gaarka ah ee Hey’adda Igaatha oo xarunteedu...
Jaaliyadda Galmudug ee ku dhaqan Kenya oo taageeray halganka lagu xoreynaayo khawaarijta
Qeynaha bulshada ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Kenya ayaa Magaalada Nirobi ku qabtay xaflad lagu taageeraayey howlgalada ciidamada ee Khawaarijta looga xoreynaayo...
Isra’el oo amartay in dad ka badan 1 milyan ay ka baxaan woqooyiga,una guuraan...
Waxaa jira cabsi iyo jahawareer soo wajahay dadka reer Gaza, ka dib markii ciidamada Israel ay u sheegeen in dad ka badan 1 milyan...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku baaqay in Golaha Wasiiradda XFS ay xoojiyaan doorkooda ku...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir guddoomiyey kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, halkaasi oo looga hadlay guulaha laga gaaray...
Golaha Wasiirrada oo ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladaha...
Golaha Wasiirada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliyeed ayaa maanta ansixiyay Heshiis is Afgarad ah oo ay kala Saxiixan doonaan Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA iyo Wakaaladda...
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha Ganacsiga ee Turkiga & Afrika
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibriil Cabdirashid Haaji, ayaa isaga iyo wefti uu hoggaaminayo oo ku sugan dalka Turkiga, wuxu magaalada...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo bogaadiyay ciidanka X.D iyo kuwa deegaanka oo Khawaarinta ka saaray deegaannada...
Jowhar;- Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa Shir-guddoomiyay Kulanka toddobaad-laha ee Golaha Wasiirada.
Shirka Golaha Wasiirada ayaa maanta looga hadlay Arrimaha amniga, Howlgalada...










