Wararka

CIIDAMMADEENNU GACANNA DALKEY KU DIFAACAYAAN GACANNA GURMADKEY KU BIXINAYAAN

0
aa talo kula gudboon tahay in aad hagaajiso xusuusatana wanaagga iyo karaamada dalkaaga uu leeyahay . Muwaadinka dhabta ah waa kan dhibta la qeybsanaya caruurta...

ISLAAMKU WAA DIIN AAN DIIN KALE KA DAMBEYN

0
Islaamku waa diin kaliya ee Alle agtiisa ka jirta, diin aan aheyn midda Islaamka oo Alle agtiisa laga aqbalayana ma jirto sida Ilaahay SWT...

ISKA XOREYNTA KOOXAHA ARGAGIXISADA NABAD DIIDKA AH

0
Gobolada dalka Soomaaliya waxaa Ka curtay guluf colaadeed oo la iskaga xoreeynaayo kooxaha diidka ah oo bulshada Soomaliyeed ay u geestaan dhibaatooyinka aad u...

HA KA HARIN SOOMAALIDA CUSUB

0
Xilli walba wuxuu wataa mowjadahiisa, dareenkiisa iyo waayahiisa mana jiro xllii aan laheyn ugu dambeynta wax uu ka tago oo mar walba waxaa hara...

MA LAGA HORTEGI KARNAA CUDURRADA XUN XUN EE DILAAGA AH IYO KUWA KEENA DACIIFNIMADA

0
Sonkorowgu ama cudurka macaanku waa cudur raagaya, oo raaga oo saameeya sida qofka jirkiisu cuntada ugu rogo tamar – taas oo dhacda in inta...

HAWEENKA SOOMAALIYEED OO MUUJIYAY GARAB ISTAAGGA CIIDAMMADA

0
Guud ahaan hogaamiyayaasha haweenka gaar ahaan gobolka banaadir magaalada muqdisho caasimada dalka, ururka haweenka soomaaliyeed ay hogaamineeso gudoomiyaha ururka haweenka gobolka banaadir marwo jawaahir...

SHEEKADII GOORMAAD WAX GARATAA (QAYBTII 2-AAD)?

0
Su,aashan oo sheekadu ka billaabaneyso waxaa halheys looga dhigaa markii qofku uu yahay qof deman amase qalbi weyne uu yahay oo aan waxba fahmeyn...

== TIXANAHA SHEEKADA MAANA FAAY (QEYBTII 56-AAD)

0
Maana taladaas way qaadatay. Aad bay ugu riyaaqday. Hortiiba wax ku dhiirrigeliya uun bay la’ayd. Rajo fiican baa gashay. Niyaddeedii nolol baa ku soo yara...

Xuska 14-ka Oktoobar ee Qaraxii Soobbe

0
Waxaa nasiib darro ah in qaraxii Soobbe ee dhacay 14 October 2017-kii,isla markaana galaaftay nolosha dad badan, kadib in weli ay jiraan kooxo hubeysan...

Wasiirka Ganacsiga XFS oo kulan la yeeshay dhiggiisa dalka Turkeyga

0
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Cabdirashid Haji Abdi iyo wefti uu hoggaaminayo oo wadanka Turkeyga kaga qeybgalaayey Shirka Madasha Ganacsiga ee Turkeyga...