Hawlgal ka dhacay Galgaduud oo koox Khawaarij ah oo lagu dilay, kuwa kalena lagu...
Dhuusamareeb: Ciidanka deegaanka ee ka howlgala aagga deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud ayaa maanta soo afjaray koox Khawaarij ah, iyagoo dilay seddax dhagarqabe, mid...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo deeq lacageed gaarsiiyay Isbitaalka Madiina
Guddomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane, Maxamuud Macallim Cabdulle oo Maanta booqasho ku tagay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha ayaa booqashada...
Ciidanka Xoogga dalka oo gacanta ku dhigay xubin ka tirsanaa khawaarijta
Xarardheere- Ciidamada XDS ee ku sugan Xarardheere ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe Cusmaan Maxamuud Barre oo ah 17 sano jir ka tirsanaa Khawaarijta sida...
Hay’adda SoDMA oo ka digtay dabaylo kusoo wajahan Soomaaliya
Soomaaliya oo ku soo wajahan dabaylaha El-Niño oo ah Roobab Sababaya Fatahaad iyo daadad bilaha October iyo November.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane,...
Danjire Kullane oo ka qeyb galay furitaanka shirka caalamiga ah ee isku xirka Tamarta...
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Amb. Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay munaasabadda furitaanka shirka caalamiga ah ee...
Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaaray degaanka Cali Fooldheere
Jowhar- Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa gaaray deegaanka Cali Fooldheere ee gobolka Shabeellada dhexe, isago la hadlay Ciidanka Qaranka iyo Xoogagga xoreynta deegaanka.
Madaxweynaha...
IMF oo Dhameystirtay dib u eegista 6aad ee Deyn cafista Soomaaliya (WARBIXIN)
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taasi oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku...
Dowladda oo sheegtay in ay waddo qorsho lagu yaraynayo dalagyada dalka looga keenayo dibedda
Agaasimaha waaxda ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha XFS, Axmed Sheekh Cabdullaahi ayaa sheegay in ay wadaan siyaasad lagu yareynayo waxyaabaha dalka looga keeno...
Soomaaliya iyo Maraykanka oo ka wada hadlay deyn cafinta
Dowladda Soomaaliya iyo Maraykanka ayaa ka wada hadlay qodobbo muhiim u ah hannaanka deyn cafinta oo haatan maraya meel wanaagsan, ka dib kulan ay...
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dhulka laga xoreeyay khawaarijta ka waddo qorshayaal lagu soo nooleynayo...
Dhuusomareeb- La taliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha bulshada, Xaliimo Cali Culusow ayaa sheegtay in dowladdu ay degaannada laga xoreeyay Khawaarijta u diyaarineyso qorshayaal lagu...










