Wararka

Kulanka Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Amniga Gudaha

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha eeย  Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Muqdisho ku Shir-guddoomiyay kulanka hoggaanka sare ee Wasaaradda, kaas...

Hoggaamiyaha koonfur Galbeed oo daah-furay Qorshaha Isbeddelka Koonfur Galbeed iyo Siyaasadda Xalka Waara

0
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa si rasmi ah u daah-furay Qorshaha Isbeddelka Koonfur Galbeed iyo...

Boliiska Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kawada hadlay xoojinta iskaashiga labada Ciidan

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, ayaa Dalka Jabuuti kulan kula yeeshay Saraakiil sare oo ka tirsan Ciidanka Carabinieri ee...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidanka oo ku biiraya...

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Dhulka ee xoogga Dalka Soomaaliyeed, Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa sagootiyay Cutubyo ka tirsan Ciidanka oo ku biiraya howl-gallada Dalka looga...

Munaasabadda Caleemo-saarka Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde) oo ka socota Muqdisho

0
Muqdish(Wargeyska Dalka):-Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad ballaaran oo lagu Caleema saarayo Ugaas Cabdirisaaq Ugaas Cabdullahi (Faracadde), oo ah Ugaaska Beel weynta Murusade,taas oo...

Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee KGS oo qaabilay guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD

0
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Kullan la yeeshay Guddoomiyaha Urur siyaasadeedka SINCAD, Mudane Maxamuud...

Danjiraha Soomaaliya ee Nigeria oo warqadaha aqoonsiga laga guddoomay

0
Abuja : Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria mudane Maxamed Cusmaan Maxamed ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga safiirnimo ugu...

Taliyaha Ciidanka XDS oo gaaray degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

0
Xuddur- Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xuddur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka iyo is dhexgalka...