Guddoonka Golaha Shacabka oo Kulan la qaatay Guddiyada Dib-u-Eegista Dastuurka Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo ay wehliyaan Guddoomiye Ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee...
Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay shir heer sare ah...
Shirka Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo ka furmay Magaalada Nairobi ee Dalka Keenya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah u furay Shir heer sare...
Wasiir-Dowlihii Hore ee Wasaaradda Amniga oo Bogaadiyey Guulaha laga gaaray Sugidda Amniga Caasimadda Dalka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiir-Dowlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay Warbaahinta Qaranka, ayaa bogaadiyey Isbeddelka Amni ee laga dareemayo Caasimadda, isaga...
25-carruur Soomaaliyeed oo adeeg caafimaad oo muhiim ah ka helay Talyaaniga
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhowaynayey carruur tiradoodu dhantahay 25 qof, kuwaas oo dalka...
Wasiir Daa’uud Aweys” Xukuumadda DanQaran waxay ahmiyad gaar siisay horumarinta Dalxiiska Dalka”
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay ahmiyad gaar ah siisay horumarinta dalxiiska, isla markaana...
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro-dhal ah la yeeshay, Wakiilka...
Wasiirka Cadaaladda XFS oo la kulmay James Swan
Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u...
Maxay ka wada hadleen Xoghaye Kamaal Guutaale iyo James Swan?
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada...
RW Xamsa Cabdi Bare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Wafdi ka socda Dowladda Turkiga
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo...









