Muxuu yahay heshiiska cusub ee wasiirka Dekadaha iyo Gadiidka Badda XFS uu saxiixay?
Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa maanta heshiis Is-afgarad la saxiixday Agaasimaha (MoU) Shirkadda Somali Ship Register Limited...
Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul insaanka XFS oo shir muhiimka qabatay
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed socon doono mudo laba...
Ciidamada Qalabka sida oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Daynuunay
Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 29-03-2026, waxa ay...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay Deegaanka Daynuunaay
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta ayaa Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-03-2026,...
Ciidanka Xoogga oo khawaarijta ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay ee Gobolka...
Muqdisho(SONNA);-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maleeshiyaadka Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ay kula galeen agagaraarka Daynuunaay, ee Gobolka Bay, kadib markii ay isku dayeen in...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XJFS oo Guddoomiyey Shirka Arrimaha Bani’aadanimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa guddoomiyey Madasha Bani’aadanimada Soomaaliya oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Masiibooyinka (SoDMA).
Intii...
Wasiiru-Dowlaha Caddaaladda oo xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo Taliyaha...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Caddaaladda Soomaaliya, ahna Ku-Simaha Wasiirka, Mudane Ilyaas Sheekh Cumar, ayaa Maanta Xilka u kala wareejiyay Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta iyo...
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saaybarka
Muqdisho(Wargeyska Dalka);- Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa daahfuray Barnaamij Tababar ah oo loogu talagalay Shaqaalaha Dowladda si ay...
Hay’adda NISA oo shaaciyay liiska Horjoogayaal lagu dilay Hawlgalladii u dambeeyay
Muqdisho(Wargeyska Dalka);–Liiska Horjoogeyaasha Khawaarijta ee lagu dilay Howlgalladii ay fuliyeen Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka (NISA) iyo Saaxiibada Caalamka 10-kii Bilood ee...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ka hadlay furitaanka Shirka Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa ka hadlay furitaanka Shirka Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ka qabsoomay Magaalada Muqdisho.
Guddoomiyuhu...










