Dowladda Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Shirkii 11-aad Ee OACPS Ee Dalka Equatorial Guinea
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali , ayaa Magaalada Malabo uga qaybgalay Shir-Madaxeedka 11-aad ee...
Guddoonka Golaha Shacabka ee BJFS oo beeniyay Warar been abuur ah oo lagu faafiyey...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa uu si Cad u cadeynayaa in uusan jirin wax Mooshin ah oo soo...
RW ku-xigeenka labaad ee Dalka oo ka qeyb galay saxiixa heshiiska iskaashiga Difaaca Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu saxiixayay hirgelinta heshiiska iskaashiga...
Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo si adag u cambaareysay Doorashadii Sharcidarada ee Baydhabo
Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa is doorashada sharci darrada ah ee maanta lagu qabtay magaalada Baydhaba, taas oo dhab ahaan fal...
RW Xamsa oo warbixin ka dhageystay Wasiir Cabdiqaadir
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa warbixin uga dhagaystay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, taas oo ku...
Maxkamadda Sare ee Dalka oo ansixisay Natiijada Doorashada Golaha Deegaanka G/Banaadir
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si kama dambeys ah u ansixisay Natiijada Doorashadii Golayaasha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo hore si...
Madaxweynaha JFS oo Xarigga ka Jaray Dib u Dhiska Waddada Isku Xirta Isgoysyada Dabka...
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta si rasmi ah Xarigga uga jaray Waddo Laami ah oo muhiim ah...
Dowladda Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qayb Gashay Shirka Xuquuqda Aadanaha ee Ururka...
Bishoftu, Ethiopia(Wargeyska Dalka):- Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qayb gashay Shir-Sanadeedka Dalladda Hay’adaha Xuquuqda Aadanaha ee Waddamada Urur Gobolleedka IGAD oo ka...
Xulka Qaranka Soomaaliya Oo Natiijo Muhiim ah ka Helay Ciyaartii Isreeb reebka Qaramada Afrika
Xiddigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta, ayaa galabta ciyaaray kulan muhiim ah oo qeyb ka ah isreeb-reebka hordhaca ah ee tartanka Qaramada Afrika...
Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Roma kaga qeybgalay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka ee Afrika
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Somaliyeed Sareeye guuto Sahal Cabdulahi Cumar ayaa magaalada Rome ee Dalka Talyaaniga kaga qayb galay shirka Taliyayaasha Ciidamada Dhulka...










