Daahfurka Hawlaha Hindisaha Istiraatiijiga ah ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada...
Muqdisho, 09 Rabiicul Awal 1448 Hijriya, kuna began 22 Agoosto 2026 (WARGEYSKA DALKA) โ Muqdisho: Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ka furmay...
Waa kuma Cabdullaahi Faadhuud?
Ciidanka Deegaanka Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo weerar ku qaaday Deegaanno ay ku dhuumaaleystaan Argagaxisada ayaa Horjooge Cabdullaahi Maxamuud Odowaa oo loo garan...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Baay
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday Goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen gabaad iyo isku-abaabul....
Tababar Heer sSare ah oo la xiriira Baarista Dambiyada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Tababar Heer Sare ah oo ku saabsan Baarista Dambiyada iyo Goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray Saraakiil iyo Ciidamo ka kala...
Xafiiska Hantidhowrka Guud Soomaaliya iyo Turkiye ( TCA) oo Shir muhiim ah ugu soo...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Xafiisyada Hantidhowrka Guud Soomaaliya (XHGS) iyo Tรผrkiye (TCA) ayaa Magaalada Ankara ku soo gabagabeeyay Wejiga Saddexaad ee hirgelinta Heshiiska Iskaashiga Labada Hayโadood,...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo...
Daahfurka Mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinaayo Magaalada Muqdisho oo bilaabatay
Waxaa si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga bilaabatay Munaasabadda daahfurka Mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinaayo Soomaaliya.
Mashaariicdan waxaa...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Baydhabo
Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa Maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo, kaddib Safar shaqo oo uu ku...
Ciidanka Deegaanka Wargaadhi oo weerar qorsheysan ku dilay Horjooge ka tirsanaa Khawaarijta
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Deegaanka Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo weerar ku qaaday Deegaanno ay ku dhuumaaleystaan Argagaxisada ayaa Horjooge Cabdullaahi Maxamuud Odowaa (Faadhuud) 57...
Horjoogayaal ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay Gobolka Shabeellaha Dhexe
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa sheegtay in Ciidamada Gobolkaย Shabeellaha Dhexe ay dileen Laba Horjooge oo ka tirsanaa Khawaarijta.
Ciidamada Deegaanka ayaa weerar ku qaaday Goob...










