Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo casho sharaf ku maamuusay Xoghayaha Guud ee Isbahaysiga Dalalka Islaamka...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehelinayay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Xalay...
Guddiga Maaliyadda ee BFS oo Kulan ku yeeshay Xarunta Guddoonka ee Villa Hargeysa
Muqdisho (Wargeyska Dalka) โ Guddiga Miisaaniyadda, Maaliyadda, Qorsheynta, Iskaashiga Caalamiga ah iyo La-xisaabtanka Hayโadaha Dowladda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐: ๐๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ ๐ฅ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง๐๐ฒ๐จ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐๐ก๐ข๐๐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐๐ ๐๐ข๐ซ๐ญ๐ ๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ฒ...
Muqdisho,(Wargeska Dalka):- Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay Munaasabad Shahaadooyin lagu guddoonsiinayey Arday dhamaysatay Daraasaadka Sare ee Waxbarashada...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha XFS oo la kulmay Wakiilka cusub ee Hay’adda...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Guuleed Abdijalil, ayaa Maanta Kulan la qaatay...
Guddoomiyaha Golaha shacabka BJFS oo xaliyay tabasho ay qabeen xildhibaannada mucaaradka ah
Waxaa soo gaba gaboobay wadahadallo u dhaxeeyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo xubno metelayey Xildhibaanada mucaaradka...
GUDDIGA XEER-HOOSAADKA EE GOLAHA SHACABKA OO KA DOODAY IS WAAFAJINTA XEER-HOOSAADKA GOLAHA IYO DASTUURKA...
Muqdisho,(Wargeyka Dalka):- Guddiga xeer-hoosaadka, Anshaxa, Xasaanadda iyo Daryeelka ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ku yeeshay Xafiiskiisa, Xarunta Guddoonka iyo Guddiyada...
โWariyeyaasha Nabaddaโ oo laga daahfuray Muqdisho
Muqdisho, 22 Agoosto 2026 โ Iyadoo ay taageerayso Boqortooyada Sacuudiga, ayaa Isbahaysiga Islaamiga ah ee Milatariga ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) magaalada Muqdisho ka daahfuray...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฑ-๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐ง...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda DanQaran 2022โ2026, taasi...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.
Kulanka ayaa looga...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey Shirka Amniga ee Deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya
Baydhabo (Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...










