Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay laamaha amniga dalka.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaal Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan looga hadalay amniga dalka la qaatay saraakiisha amniga si loo xoojiyo amniga guud...
Puntland oo soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Aqalka Sare BJFS
Madaxwaynaha Maamul Goboleedka Puntland mudane Siciid Cabdillaahi Dani, ayaa soo saaray liiska Musharaxiinta ku tartamaya 11 kursi ee Aqalka Sare BJFS.
Soomaaliya oo ka qeybgaleysa Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka
ABIDJAN- Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada, Mudane Cabdi Sheekh Axmed, ayaa ka qeybgalaya Shirweynaha Midowga Boostada Adduunka oo ka furmay caasimadda dalka Ivory Coast ee...
Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ee kala shaqeeya Amniga ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo...
Dowladda Soomaaliya iyo saaxiibada caalamka ee kala shaqeeya Amniga ayaa ka hortagay baabuur qaraxyo ah oo loo soo waday in lagu dhibaatayo shacabka Soomaaliyeed....
Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo Muqdisho ka daah-furtay aqoon is weydaarsi ku saabsan qaab dhismeedka...
Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa maanta uga furmay magaalada Muqdisho aqoon is weydaarsi ku saabsan Istiraatiijiyadda Qaranka ee xalka Waara 2020...
Wasiirka Diinta “Isticmaalka Daroogada ayaa ku soo badanaya dalka, waana in arrintaas laga hortago”
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cali Rooble ayaa sheegay in dalka ay ku soo badanayaan dadka isticmaalaya waxyaabadaha maanka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Madaxweynayaashii hore ee dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan is xog wareysi ah oo ku adaan xaaladda dalka iyo doorashooyinka waxaa uu...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Kenya oo xarigga ka jaray dhismaha Safaaradda Kenya
Wasiirka arrimaha dibadda Kenya, Raychelle Omamo iyo dhiggeeda Soomalaiya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee safaaradda Kenya...
Shil diyaaradeed oo ka dhacay Giriigga
diyaarad nooca dab-damiska ah ayaa ku burburtay jasiiradda Giriiga ee Zakynthos ee Giriigga xili ay ku jirtay hawlgal dab damin ah sida ay sheegeen...
Ciidamo dheeri ah oo la geeyay deegaanka Ceeldheere ee gobolka Galgaduud
Taliska qaybta 21-aad gaar ahaan guutada 15-aad ee Ciidanka Dhulka Xoogga dalka ayaa ciidamo dheeri ah geeyay deegaanka Ceeldheere iyo aagaga ku hareereysan kuwaa...










