Wararka

Samareeb iyo doorashada aqalka sare

0
Magaalada samareeb ee xarunta u ah maamulka Galmudug , waxaa ka socota qaban qaabada doorashada lix xubnood oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka...

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isu soo dhiibay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed

0
Awdheegle-   Asad Shariif Abuukar, oo ka tirsanaa Al-shabab ayaa isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan degmada Awdheegle ee Gobolka Shabeellada hoose. Ninkan...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Puntland ugu hambalyeeyay doorashada xubnaha Aqalka sare

0
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqa ku jooga dalka Kenya ayaa bogaadiyay doorashada xubnaha Aqalka sare ee baarlamanka...

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Amiirka Dalka Qatar oo qadka Telefoon-ka ku wada hadlay

0
Madaxweynaha Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar oo qadka telefoonka uga wada hadlay xoojiinta xiriirka labada dal. Madaxweynaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

0
Ra’iisul Wsaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Mombasa dalka Kenya. Ra’iisul'wasaaraha ayaa...

Duqa Muqdisho oo xilalkii ka qaaday Guddoomiyeyaal degmo

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xilka ka qaaday Afar gudoomiye Degmo oo katirsan gobolka Banaadir. Guddoomiyaasha xilka...

Xubno ka socda Guddida xalinta khilaafaad doorshooyinka oo u ambo baxay Garoowe

0
muqdisho (Ilayska dalka):. Xubno ka mid ah Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya, ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Puntland. lix xubnood oo ka mid ah...

Xubin ka tirsan Kooxda Argagixisada Al-shabaab oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

0
Idiris Cabdullahi Macalin ,Magaciisa Afgarashada  ee Kooxda Argagixisada Al-shabab loo yaqaano (Food Cade )  oo Mudo 7-Sano ka Tirsanaa  Al-shabab ayaa Maanta  isku soo...

Israa’iil: Dunidu waa inay soo afjarto halista Iiraan iyo Xisbullaah.

0
Wasiirka Difaaca Isra’iil Benny Gantz, ayaa sheegay in Dowladda Iiraan ay tahay halista ugu weyn ee gobolka iyo caalamka intiisa kale. “Caalamku waa inuu soo...

Biden oo ku baaqay in dadka Afganistaan ay u dagaallamaan qarankooda.

0
Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden ayaa ku boorriyay madaxda dalka Afganistaan iyo hoggaamiyeyaasha bulshada ee dalkaasi inay midoobaan oo u dagaallamaan jiritaanka qarankooda. Hadaladaasi ayaa...