Wararka

Madaxweynaha Galmudug oo la kulmay danjirayaasha beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya

0
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta la kulmay qaar ka mid ah danjirayaasha beesha caalamka u fadhiya Soomaaliya. Kulanka oo ay...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddiga Doorashooyinka Beelaha Banaadiriga oo uu kala hadlay arrimaha doorashooyinka iyo u...

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee dowladda Shiinaha “SAWIRRO”

0
Moqdisho- IlayskaDalka: Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowlada federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa safiirka cusub ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA SWEDEN

0
Muqdisho, Sebteembar 14, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO WARQADAHA AQOONSIGA KA GUDDOOMAY DANJIRAHA DALKA SWEDEN

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA SULDAAN CUMAR SULDAAN MAXAMED

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada, bahda dhaqanka iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo kulan yeeshay xubno ka socday ururrada Bulshada Rayidka ah

0
Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay xubno ka socday ururrada Bulshada Rayidka ah oo uu ka dhageystay tallooyin...

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo maanta bilawday ololaha qadashada tallaalka COVID-19

0
Wasaaradda Caafimaadkaga Dawlada Gobaleedka Puntland ayaa maanta Deegaanada Puntland ka bilawday ololaha tallaalka COVID-19, waxaana ololaha uu socon doonaa Muddo10maalmood waxaana laga qaadanaya dhammaan ...

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo bilaawday tallaalka COVID-19 qeyb tiisa Saddexaad

0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa Dhammaan Degmooyinka Galmudug ka bilaawday Ololaha iyo bixinta wajiga Seddexaad ee Tallaalka COVID-19. Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa isku garab wada...

Duqa Degmada Gaalkacyo oo la kulmay Xubno ka socda Hay’adda IMC

0
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan iyo Maamulka Gobalka Mudug oo la kulmay Xubno ka socda Hay’adda IMC (International Medical Corpse). Kulanka  oo ka...