Wararka

Ra’iisulwasaaraha oo ku dhowaaqay golaha cusub ee Wasiirrada XFS

0
Ra’iisulwasaaraha XF Soomaaliya mudane, Xamza Cabdi Barre ayaa goordhow ku dhowaaqay golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda uu hoggaamin doono Afarta sana ee soo socota. Golaha...

Xubin ka tirsanaa Al-shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

0
Ibraahim Macallin Yuusuf oo Magaciisa Afgarashada Kooxda nabadiidka Al-shabab loo yaqaanno (Suleymaan) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60-aad...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka dhan ah Al-shabaab ka wada bariga Hiiraan

0
Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo lagu baacsanayo Al-shabaab  saakay ka billaabay deegaanka Bukure oo hoostaga degmada Maxaas. Qaar ka mid ah...

Hoggaamiyihii Al-Qaacida oo lagu dilay Afgaanistaan

0
Ayman al-Zawahiri oo ka tirsanaa Al-Qaacida ayaa lagu dilay weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha ee dowladda Maraykanka Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay...

Madaxwaynaha Puntland oo xariga ka jaray Wadooyin laami ah iyo Mashruuca Cagaarinta Caasimada Puntland

0
Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta oo ah 1-da August, oo loo dabaaldegayo sanad guuradii 24-aad ee aasaaska Puntland, wuxuu...

Madaxweyne Ku Xigeenka Jubbaland oo guddoomiyey Shirka Amniga Maamulkaas

0
Madaxweyne ku-xigeenka kowaad ee Dowladd Goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta xarunta Madaxtooyada Maamulkaas ku shir gudoomiyay Shirka Amniga Jubbaland, kaas oo...

Ciidanka Nabad Sugida Koonfur Galbeed oo howlgallo ka dhan ah Argagixisada ka sameeyey xafadaha...

0
Ciidanka Hay’ada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed  ayaa howgal qorsheysan ka sameeyey qaar kamid Xafadaha Magaalada Baydhabo Gaaar ahaan xafadaha Wadajir, Xanaana2,barwaaqo iyo...

Xulka Gubada Cagta Gabdhaha Ingiriiska oo soo bandigay ciyaar cajiib ah

0
Xulka Gabdhaha Ingiriiska ayaa caawo dhigay taarikh cajib ah  kadib markii ay 2:1 kaga badiyeen dhigooda Jarmalka finalka koobka haweenka Yurub. Chloe Kelly ayaa  daqiiqadii...

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay geerida laba Wasiir oo ka kala tirsanaa Jubaland iyo...

0
adaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed, gaar ahaan Bulshada...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Golihiisa wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay  magacaabay Golihiisa Wasiirada oo ka kooban 80 xubnood oo isugu jira 27 Wasiir, 27 Wasiir...