Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ugu hambalyeeyey dhallinyarada Soomaaliyeed Maalinta SYL ee 15 May

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta 15-Ka May oo ku beegan aas-aaskii ururkii gobanimo doonka...

Dhallinyarada Soomaaliyeed oo u dabbaal-degaya xuska 15-ka May

0
Dal kasta waxa uu ku faano ama saacida horumarkiisa  waa  dhallinyarada oo aan looga maarmin difaaca ama ilaalinta dadka iyo dalka,kuwaas oo haddii la...

dhamaan Dulimaadyada garoonka Adan Cadde oo hakad la galiyay

0
Mareeyaha Garoonka Diayaradaha Muqdisho ayaa sheegay in hakad lagaliyay dhamaan Dulimaadyada garoonka Diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Maareeye Cabdinasir Maxamuud Gureey ayaa xusay in...

Saacadda Bandowga oo dib loo dhigay ilaa 1da Habeenimo

0
Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am. Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar...

Guddiga doorashada Madaxweynaha oo soo saaray Habraaca Amniga Doorashada Madaxwaynaha

0
Guddoomiyaha Guddiga Baarlamaanka ee Doorashada Madaxwaynaha Mudane Cabdiqani Geelle Maxamed ayaa farriin u diray Bulshada iyo daneeyayaasha Doorashada. Waxa uu guddoomiyaha ka codsaday dhamaan Shacabka...

Ingiriiska oo Cunaqabateeyn ku soo rogay shakhsiyaad ka ag dhow Madaxweyne Putin

0
Laga bilaabo markii uu bilaawday Dagaalka milatari ee Ruushka uu ku qaaday Ukraine, dalalka reer galbeedka ayaa si is daba joog ah u saarayay...

Guddoonka labada Aqal ee BJFS oo kulan la qaatay guddiga qaban qaabada doorashada madaxweynaha...

0
Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa waxay maanta kulan ku saabsan amniga doorashada la yeesheen gudigga qabanqaabada doorashada madaxweynaha JFS iyo sarkiisha sare ee...

Goobta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha oo la diyaariyay

0
Guddiga isku dhafka Baarlamaanka ee doorashada Madaxwaynaha  ayaa diyaariyay Hoolka teendhada Afisyooni oo ay ka dhacayso 15-May doorashada madaxweynaha 10-aad ee jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya. 15-ka...

Taliska Booliska Soomaaliyeed oo bandow ku soo rogay Muqdisho

0
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa bandow ka bilaanaya Caawa Fiidkii 9:00Pm kuna eg 12-ka subaxnimo ee isniinta soo socota ku soo rogoy shacabka ku dhaqan...

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku qabtay labo ka tirsan argagixisada Al-Shabaab

0
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka ee Danab ayaa howlgal qorheysan oo ka dhan ah argagixisada Al-Shabaab waxay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha hoose. Ciidamada...