Dowladda Hoose ee Xamar oo shaqo ka qabatay dib u furidda isgoyska Miranaayo
Iyaddoo la fulinayo amarka Ra’iisul Wasaaraha Dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KA TACSIYEEYEY GEERIDA XILDHIBAAN CABDULLAAHI SHEEKH ISMAACIIL
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay...
R/Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo gaaray Sacuudi Carabiya
R/Wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,iygoo gaaray...
Maamulka Galmudug oo wada qorshe lagu dayactirayo waddooyinka
Maamulka Magaalada Dhusamareb ayaa wada qorshe lagu dayactirayo waddooyinka,isla markaana biyaha wasaqda ah looga saarayo bartamaha Magaalada ,ka dib kolkii uu khalkhal ku yimid...
Tababar Aqoon-kororsi ah oo lagu soo gabagabeeyay Galmudug
Samareeb- Maamulka Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Samareeb ku soo gabagabeysay tababar aqoon kororsi ah oo loo qabtay dhowr iyo toban...
MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY DHAKHAATIIRTA LA TACAALAYA CUDURKA COVID-19
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la...
Amiirka Qatar oo war ka soo saaray dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo...
Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed ee dowladaha...
Shirka Toddobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir oo looga hadlay sare u qaadidda Dakhliga iyo...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta guddoomiyay Shirka Todobaadlaha ee Maamulka Gobolka Banaadir oo ay goob-joog...
Ra’iisul wasaare Rooble oo kormeeray furista wadooyinkii ku xirmay Khalalaasihii Muqdisho.
Ra’iisul-wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan Guddigii uu u magaacabay xal ka gaarista khalalaasihii Muqdisho ayaa galabta waxey kormeereen...
Wasiirka Waxbarashada oo Aalladda fogaan aragga kula kulmay bahda deeq-bixiyayaasha Mashruuca GPE
Wasiirka Wasaaradda Waxbarshada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa Aaladda fogaan aragga (Zoom) kulan kula qaatay bahda deeq...