Wararka

Ciidanka Xoogga oo howlgallo nabad sugid ah ka wada Baay

0
Ciidamada xoogga dalka ee ku sugaan gobolka Baay ayaa  howlgallo lagu baacsanaayo kooxda Al-shabaab, waxa ay ka wadaan degmooyin ka tirsan gobolada Bay. Saraakiisha Koonfur...

Wasiirka Garsoorka Koofur galbeed oo ku dhintay qarax ka dhacay Beydhabo

0
Wasiirka Wasaaradda Garsoorka iyo cadaaladda ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed Xasan Ibraahim Lugbuur  ayaa manta ku dhintay Qarax bam oo ka dhacay magaalada Baydhabo...

Wasiirka Awqaafta XFS oo xaflad sagootin ah u sameeyay xujeey Soomaaliyeed

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Somaaliya Mudane Cumar Cali Rooble iyo madaxa  Qunsuliyadda Somaaliya ee magaalada Jiddah Cabaas Maxamuud Diiriye ayaa ka qayb...

Ciidamada Boliiska oo gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle baxsad ah oo geystay fal...

0
Ciidamada Boliiska degmada Kaaraan oo kaashanaya taliska Qeybta guud ee gobolka Banaadir ayaa gacanta ku dhigay gacan ku dhiigle baxsad ah oo laba cisho...

Wadamada Geeska Afrika (IGAD) oo maanta kulan muhiim ah ku leh Muqdisho

0
Shir heerkiisu sareeyo oo ay ka soo qeyb galeen wufuud ka kala socotay Wadamada geeska Afrika ee IGAD ku mideysan ayaa ka socda maantaMagaaladda...

Taliye Xijaar oo sheegay in meel wanaagsan ay marayaan howlgallada ciidan ee lagu xaqiijinayo...

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Soomaaliya Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa sheegay in ay socdaan qorshayaal kutalagal ah oo la doonayo in lagu...

Xafiiska Gurmadka Degdegga ee R/wasaaraha oo codsatay in loo gurmado dadka la ildaran abaaraha

0
Maammulka Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xaruntiisa Qaran ee Hawlgallada Gurmadka Degdegg ah ,ayaa soo bandhigay xog ururin ku saabsan baaris qoto dheer oo 10-kii bilood...

Gobolka Banaadir oo shaaciyay natiijada Imtixaanaadka ee Dugsiyada dhexe

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) oo ka hadlaayay Munaasabadda Shaacinta natiijada Imtixaanaadka Dugsiyada dhexe ee Gobolka...

Ra’iisul wasaaraha dalka oo la kulmay dadka baahiyaha gaarka ah qaba

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane, Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay qaar kamid ah dadka qaba baahiyaha gaarka ah. Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhageystay...

Basaaskii ugu xirfadda badnaa Al-shabaabka Muqdisho oo la Xukumay.

0
Basaaskii ugu xirfadda badnaa Alshabaabka Muqdisho oo la Xukumay. November sanadkii tegay bartamaheedii ayay ciidamada Amniga ka soo xireen xaafadda Oodweyn ee degmada Dayniile Cabdirisaaq...