Galmudug oo Ceel biyood ka hirgelineysa deegaanka Godinlabe
Cadaado- Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo ka fal-celineysa abaaraha baahsan iyo biyo yarida kajirta deegaanada Galmudug ayaa qodista ceel riig ah ka...
Ciidanka xoogga dalka oo cagta mariyay fariisimo ay Al-shabaab ku lahaayeen degaanno ka tirsan...
Kismaayo- Cutubyo ka tirsan Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed iyo nabad sugidda maamulka Jubbaland ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgal wada jir ah ka fuliyay tuulada...
Guddoomiyihii degmada Marka oo Qarax lagu dilay
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Ruux naftiisa halige ah ayaa goordhow isku qarxiyey masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Marka ee gobolka Shabeellada Hoose iyo dad shacab ah,...
Turkiga oo ku dhawaaqay hawlgallo milatari oo ay ka fulin doonaan waqooyiga Suuriya
Afhayeenka madaxtooyada Turkiga Ibrahim Kalin, ayaa xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah, in ay suurtagal tahay in howlgalka milatari dalkiisa uu ka fuliyo waqooyiga Suuriya,...
Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Wafdi ka Socda UN-ka
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dolwad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyadda ku qaabilay Wafdi ka Socda UN-ka oo ay hogaaminaysay...
Ciidamada Amniga oo bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo...
Dhulgariir khasaaro kala duwan geystay oo ka dhacay waqooyiga Filibiin
Ugu yaraan afar ruux ayaa ku dhintay, 60 kalena waaxaa soo gaaray dhaawacyo, kadib, dhulgariir xooggan oo ka dhacay waqooyiga Filibiin, sida uu sheegay...
Riyaad iyo Athens oo kala Saxiixday heshiisyo muhiim ah
Dowladaha Sacuudiga iyo Giriiga ayaa kala saxiixday heshiisyo iskaashi oo dhanka militariga, dhaqaalaha iyo amniga ku saabsan.
Heshiiska ay maanta kala saxiixdeen Xukuumadaha Riyaad iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Magacaabay Wasiiro
Muqdisho(Wargeyska Dalka):- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa magaacabay wasiiro iyo ku xigeeno iyadoo la isku badalay Wasaaradaha qaar si loo dardar...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo oo kula la yeeshay ganacsatada Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo kulammo iyo wadatashi la sameynaya qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa Caawa kulmay ganacsatada...










