Wasaaradda Beeraha XFS oo tababar qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida...
wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa tababar ku saabsan qaab-beerashada adkeysiga u leh Abaaraha u furtay qaar kamida shaqaalaha Wasaaraddaha Beeraha ee heer Federaal iyo heer...
Saddex ruux oo ku dhintay shil gaari oo ka dhacay degmada Waaberi
Xaafadda Buundo 1-aad ee degmada Waaberi saddex qof ayaa ku nafwaayay qofkalana waa ku dhaawacmay kaddib markii uu xakamaha (fariin) goostay Gaari nuuca daabulaha...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka oo kulan layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dr. Cabdinasir Mukhtar Ibrahim ayaa maantay kulan isgu jira Isbarasho iyo Xog-isweydaarsi layeeshay Madaxda Hya’adda Save the Children.
Kulanka ayaa...
Rabshado ka dhacay Garoonka diyaaradaha Kabul oo sababay dhimasho
Rabshado ka dhacay garoonka diyaaradaha caasimadda dalka Afgaanistaan ayaa waxa ku dhintay toddoba qof sida ay xaqiijisay wasaaradda difaaca Ingiriiska, Afayeen u hadlay wasaaradda...
Guddiga loo saaray baaritaanka dhacdadii Golweyn oo la kulmay taliska ciidamada AMISOM
Guddigii heer wasiir ee Ra’iisul Wasaare Mohamed Hussein Rooble u magacaabay baaritaanka dhacdadii Golweyn ee lagu dilay dad rayid ah, ayaa maanta shirkii ugu...
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka XFS oo qaabishay wafdi ka socda Hay’adda WHO.
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Xukuumada Fadraalka ah ee Soomaaliya Drs Fawziya Abikar Nur ayaa Isbitaalka Martini ku qaabishay Wafdi ka socda Hay’ada WHO.
Wasiiradda iyo wafdiga...
OGEYSIIS IYO WARGELIN MUHIIM AH
Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Waxay ku wargelinaysaa dhammaan Saxaafadda Madaxa bannaan inay iska diiwaan geliyaan leysamada sannadlaha ahna ka qaataan Wasaaradda, sida...
Hoggaamiyeyaasha Turkiga iyo Jarmalka oo ka wada hadlay xaalada Afgaanistaan.
Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan iyo hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel oo ku wada xiriiray khadka Telefoon-ka ayaa ka wada hadlay xaaladda Afgaanistaan, madaxweynaha...
Dad badan oo ku dhaawacmay weerar Israa;iil ay ka fuliyeen Qaza.
Israa’iil ayaa duqeymo dhanka cirka ah ku qaaday Gaza kadib isku dhacyo dhex maray ciidamada dalkasasi iyo dad reer falastiin ah oo dhigayey bannaanbax...
Talaalka COVID19 oo lagu amaray in ay qaatan shaqaalaha Dowladda.
Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada XFS oo daahfuray talaalka ayaa ku dhawaaqay in shaqaalaha dowlada Soomaaliya ay Waajib ku tahay inay qaataan talaalka...