Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada golaha degaanka dowlad-goboleedka Puntland
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada, hoggaanka dowlad-goboleedka Puntland iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay doorashada golaha deegaanka ee...
Magaalada Cadaado oo maanta laga dukaday Salaad Roob doon ah
Maamulka Degmada Cadaado,Ardeyda Iskuulada iyo kuwa Dugsi Qur’aanka Culum udiiynka Dhallinyarada, Haweenka, Wax garadka,Aqoon yahanada ayaa maanta iskugu soo baxay magaalada Cadaado.Si ay ugu...
Jaamacadda Carabta oo Suudaan ugu baaqday in xiisadda taagan lagu xalliyo wada hadal
Xoghayaha guud ee ururka Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Geyt, ayaa walaac xooggan ka muujiyay arrimaha ka socda dalka Suudaan, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada...
Wasaaradda Gargaarka oo qabatay kulan looga hadlaayey xaalada bini’aadanimo ee gobolada qaar.
Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Banaadir ayaa kulan deg deg ah ka yeeshay xaaladda bini’aadanimo ee ka...
Ciidamada ammaanka Suudaan oo xiray R/Wasaaraha iyo xubno kale oo muhim ah
Ciidamada ammaanka ee Suudaan ayaa xiray dhowr xubnood oo ka tirsan hoggaanka rayidka ah ee dalkaasi.iyagoo sidoo kale xabsi guri galiyay ra’iisul wasaare Abdallah...
Doorashada golaha degaanka oo ka billowday degmooyin ka tirsan Puntland
Waxaa saakay aroortii hore si rasmiya u bilaabatay codboxinta doorashada qof iyo cod ee golaha deegaanka degmooyinka Qardho, Eyl iyo Ufeyn.
Xilli horeba waxaa la...
Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo dhaariyay wasiiru-Dowlaha cusub Wasaaradda howlaha guud
Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay wasiiru-Dowlaha cusub Wasaaradda...
Ra’iisal wasaaraha JFS oo Xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan Geeska Afrika Danjire...
Maamulka Jubbaland oo daah-furay mashruuc lagu yareynayo isticmaalka Dhuxusha
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda deegaanka iyo dalxiiska Dowlad Gobaleedka Jubbaland Saynab Rashiid Cige, ayaaa maanta furtay Mashruuca yareynta isticmaalka Dhuxusha iyo helidda Tamar kale.
Waxaana...
Ciidanka nabad sugida oo howlgalo lagu baacsanayo Al-Shabaab ka sameeyay gobolka Gedo
Ciidamada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa howlgalo lagu sugayo amniga waxay ka sameeyeen deegaano hoos taga degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo.
Howlgalada ayay ciidamada...