Wararka

Dowladaha Ingiriiska iyo Faransiiska oo ka wada hadlaya khilaaf soo kala dhexgalay

0
Faransiiska ayaa isniintii dib uga laabtay khilaafkii kala dhaxeeyay UK ee ku saabsanaa xuquuqaha kalluumeysiga ee ka dib ka bixitaankii UK midowga Yurub waxayna...

Dabley dad shacab ah ku laysay dalka Burkina Faso.

0
Dabley aan la aqoonsan ayaa weerar ku qaaday dad rayid ah oo ku sii jeeday suuq ku yaal waqooyiga Burkina Faso subaxnimadii hore ee...

Wasiirka Caafimaadka Galmudug oo kormeeray qaar ka mid ah isbitaalada magaalada Guriceel.

0
Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac oo ay wehliyaan qeyb ka mid ah xubnaha wasiirada ah ee ku jira Guddiga gurmadka dadka ay...

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya

0
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Hay’adda FAO ee Soomaaliya Etienne Peterschmitt iyo wafdi uu...

Biixi Iimaan Cige oo loo doortay xildhibaankii labaad ee Golaha Shacabka BJFS.

0
Biixi Iimaan Cige  oo hora yuga tirsanaa Golaha Shacabka ayaa ku guuleystay kursiga labaad ee dooroshada Golaha shacabka BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay Gobolada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hambalyo u diray Xildhibaanada la doortay ee Golaha Shacabka.

0
Ra’iisul Wasaare Rooble”Waxaan hambalyo u dirayaa 1. Xildhibaan Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo 2. Xildhibaan Biixi IImaan Cige oo maanta loo doortay xubinnimada Golaha Shacabka ee...

Labadii kursi ee ugu horreeysay Golaha Shacabka oo Maanta la doortay

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya  Mahdi Guuleed khaddar ayaa ku guuleystay kursiga 1-aad ee dooroshada Golaha shacabla BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay...

Xildhibaankii ugu horeyay ee Golaha shacabla BJFS oo la doortay

0
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya  Mahdi Guuleed khaddar ayaa ku guuleystay kursiga 1-aad ee dooroshada Golaha shacabla BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay...

Doorashada Golaha Shacabka ee BFS oo maanta Muqdisho ka bilaawaneyso.

0
Doorashada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga bilaawan doonto gudaha Magaalada Muqdisho. Doorashada ayaa lagu bilaabi doonaa...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada oo soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka...

0
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada ayaa soo saaray Habraaca Soo Gudbinta Dacwooyinka Doorashada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Hoos ka aqriso qoraalka Guddiga...