Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mahdi Guuleed khaddar ayaa ku guuleystay kursiga 1-aad ee dooroshada Golaha shacabla BJFS ee deegaan dooroshadoodu tahay Gobolada Waqooyi.
Mahdi Maxamed Guuleed ayaa helay codod gaaraya 97-cod halka Mushtaaq Ibraahim Yuusuf oo la tartameysay aya heshay 3-cod
Waxana halaabay /xumaaday 1;cod
Kursiga labaad ayaa waxa iyana ku tartamay Biixi iimaan Cige oo helay 91-cod halka C/raxmaan ismaciil uu helay 9-cod