Galmudug oo tababar ku saabsan xallinta khilaafaadka u furtay 60 dhallinyaro ah
Dhuusamareeb- Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Galmudug oo kaashanaysa Safaaradda dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya ayaa magaalada Dhuusamareeb tababar ugu furtay lixdan...
Doorashada kuraasta ugu dambaysa ee KG oo dhawaan lagu qabanayo Baydhabo
Baydhabo- Guddiga hirgelinta doorashada maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ee SEIT ayaa shaaciyay kuraasta ugu danbeysa labada deegaan doorasho ee KGS.
TARABIYADDA CARUURTU WAA MID WAAJIB KU AH WAALIDKA DHALAY
Markii Ilaahey owlaad ku siiyo wiilal iyo gabdho waxay doonaan ha ahaadaane inta hore ee ee gogosha jiifaan ilaali nadaafadooda iyo dhibaatooyinka gaaraya inta...
WAA MAMNUUC IN LAGU XAD-GUDUBKA SHARAFTA DUMARKA IYO CARUURTA SOOMAALIYEED
WALLEE 888-OTO OTOOY WAA LAGU TABAY?
Waxaan gocanayaa welina aan tabayaa amnigii berisamaadka, sida gaadiidka iyo isgaarsiintu isugu xirneyd, sida jawaab deg deg ah looga...
KU DHAQO KU DHISO DHULKA HOOYO!!!
Ma ogtahay oo ma aaminsan tahay in Allaah Swt, qeyb kuu siiyay dhulka geeska afrika ku yaalla ee la yiraahdo Soomaaliya, haddii aad sidaas...
Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo kulan duceed la yeeshay qaar ka mid wasiiradda arrimaha...
Qaahira- Wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta kulan duceedyo la yeeshay qaar ka...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka oo kulan la yeeshay madaxa howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Generaal Odowaa Yuusuf Raage ayaa maanta oo arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay madaxa cusub ee howlgalka Midowga Yurub ee...
Wasirka Qorsheynta XFS oo qaabilay wakiilka Soomaaliya ee hey’adda QM u qaabilsan Carruurta iyo...
Wasiirka wasaaradda Qorsheynta, maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Jamaal Maxamed Xasan, oo uu weheliyo agaasimaha guud Mudane wasaaradda qorsheynta Asad...
Wasaaradda waxbarashadda XFS oo tababar u qabatay maamulayaasha Dugsiyada Gobolka Babaadir
Wasaaradda waxbarashada, hiddaha iyo tacliinta sare ee Dowladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta tababar u qabatay maamulayaasha dugsiyada, kaasi oo lagu baran doono hubinta...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo kulan la yeeshay Shaqaalaha Hey’adda Duulista Rayidka ah
Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta oo arbaco ah la kulmay shaqaalaha Hey’adda Duulista...