Wararka

Safiirka Soomaaliya ee Sweden oo lagu soo dhoweeyay xarunta boqortooyada ee dalkaasi

0
Safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhin doono dalalka Scandinavian-ka, gaar ahaan dalka Sweden, Danjire Mohmed Hassan Abdi ayaa si diiran loogu soo dhaweyay Aqalka looga...

Madaxa Arrimaha Dibadda XFS oo xarigga ka jaray qeybo lagu soo kordhiyay Safaaradda Soomaaliya...

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Cabdi Siciid Muuse ayaa xariga ka jarayay dhismayaal lagu soo kordhiyay safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar. Wasiirka oo maalmahaan ku...

Guddiga doorashada Galmudug oo dib u dhigay doorashada 3 kursi

0
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa hal maalin dib u dhigay doorashada 3 kamid ah kuraasta golaha shacabka, ee deegaan doorashadoodu tahay...

Ciidamo ka socda Gorgor iyo Haramcad oo fariisimo ka sameystay Matabaan

0
Ciidamo ka kala socda Gorgor iyo Harmacad ayaa gaaray magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan, si ay  qeyb uga noqdaan dadaalka lagu sugayo amniga halkaasi. Ciidankaan ayaa...

R/Wasaare Rooble iyo Safiirka Mareykanka oo kormeeray goobta loo qorsheeyay doorashada Madaxda dalka

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Larry Andre ayaa si wadajir ah u kormeeray hoolka teendhada Afisyooni...

Qoysas ku sugan Gaalkacyo oo helay adeegyo la xiriira farsamada gacanta

0
Agaasimaha Waaxda arrimaha bulshada Maamulka Dowladda Hoose ee degmada Gaalkacyo Daahir Maxamuud Cilmi oo ay la socdeen xubno ka tirsan Hay’adda UN-OCHA  ayaa agabka farsamada...

Saraakiil ka tirsan Kumaandooska Danab oo Tababar loo soo xiray

0
Taliye Ku-xiggeenka Guutada 16aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab XDS G/le Aadan Jeelle Cali ayaa maanta tababar usoo xiray xubno ka tirsan Ciidanka Kumaandooska Danab,...

Madaxweynaha Jubbaland oo guddoomiyay Shirka golaha Wasiirada

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shir Guddoomiyey kulanka golaha Wasiirada oo maanta lagaga hadlay qodobo kala duwan. Madaxweynaha ayaa ugu horayn...

Duqa muqdisho oo sheegay inay ballaarinayaan adeegyada caafimaadka

0
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay waxqabadka sanad guurada...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Mudane Larry Andre oo ay ka wada hadleen...