Wararka

Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo dib loo doortay

0
Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug waxaa maanta ka bilaabatay doorashada Saddex kamid ah kuraasta Golaha Shacabka. Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa ku soo baxay...

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo daah-furay aqoon iswaydaarsi ku saabsan dib-u-eegista...

0
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u Heshisiinta Xukuumadda Federaalka Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow ayaa Maanta daahfuray aqoon iswaydaarsi ku saabsan...

Ruushka ayaa sheegay inuu burburiyey 3,593 goobood oo ka mid ah kaabayaasha militariga Ukraine

0
Afhayeenka wasaaradda gaashaandhigga Ruushka  Igor Konashenkov ayaa sheegay in ay burburiyeen tiro diyaarado Helicopter Mi-24 ah sidoo kale waxa ka mid ah diyaaradaha aan...

Goob u dhow qunsuliyadda Maraykanka ee Erbil oo gantaalo lagu weeraray

0
Goob u dhow xarunta qunsuliyadda maraykanka ee magaalada Erbil ayaa lagu weeraray tiro gantaalo ah subaxnimadii hore ee saaka ilaa iyo 12 gantaal oo...

Duqeyn lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad tirsan Al-Shabaab

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo kaa shanaya Saaxiibadooda Caalamka ayaa ku guuleeystay inay duqeeyn dhinaca cirka ku burburiyaan Saldhigii nabadiidka Al-shabaab ay ku lahayeen  Hareeri-gubadle...

Ciidamada Booliska gobolka Mudug oo gacanta ku dhigay nin dilay labo ruux

0
Ciidanka Booliska Gobolka Mudug qeybta Puntland oo howlgalo ka sameeyay magaalada Gaalkacyo ayaa gacanta ku dhigey Mowliid Maxamuud Nuur oo ku magac dheer Ina...

Guddiga hirgelinta doorashada Koonfur Galbeed oo shaaciyay jadwalka qabashada doorashada 7-kursi

0
Guddiga doorashooyinka heer dowlad goboleed Koofur galbeed ayaa shaaciyay jadwalka la qabanayo doorashada Todobo Kursi oo deegaan doorashoodu tahay magaalada Baydhabo.

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ku bur buriyay saldhigii Al-Shabaab ee deegaanka Jambaluul

0
Ciidanka xooggga dalka guutada 7-aad qeybta 60-aad ayaa howlgal ballaaran oo lagula ciribtirayo maleeshayada  Al-shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka shabeellaha hoose. Ciidamada oo...

Guddiga doorashada Galmudug oo shaaciyay guddiga ergada soo xulaya saddex kursi oo taalo magaalada...

0
Guddiga Hirgilinta doorashooyinka heer dowlad goboleed Galmudug ayaa shaaciyay xubnaha guddiga xulista ergada saddex kursi oo ka mid ah kuraasta taala magaalada Gaalkacyo ee...

Maamulka Gaashaandhigga XFS oo la kulmay taliyaha Barnaamijka tababarada Yurub ee Soomaaliya

0
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya, Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye”, ayaa kulan la qaatay Taliyaha cusub Barnaamijka Tababaradda Midowga Yurub ee Soomaaliya, S/Guuto Roberto...