Wararka

Golaha Shacabka oo meel mariyay sharci gaar ah oo ku saabsan jiheynta doorashooyinka dalka

0
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta kulan ay ku yeesheen xaruntooda Muqdisho kaga dooday sharciga doorashooyinka, waxaana ay soo saareen sharci gaar ah...

Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweeyey Qaraarka Golaha shacabka ee awoodda dib loogu celinayo shacabka...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Sharciga Gaarka ah ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay ka soo saareen...

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kormeeray fariisimo ciidan oo ku yaal Awdheegle

0
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa booqday  Degmada Awdheegle ee Shabeelaha Hoose halkaas oo halkaas...

Wasaaradda Gargaarka XFS oo guddoontay qalab Caafimaad

0
Wasaaradda Gargaarka iyo Kahortagga Musiibooyinka XFS ayaa maanta Guddoontay agabka loga  Kahortagayo  Covid19  oo ay ku deeqday Dowladda Jibuuti. Munaasabadda Wareejinta Agabkan ayaa waxaa...

Maamulka G/Banaadir oo ka hadlay xaaladda amni ee Caasimadda

0
Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare ayaa sheegay in aan la aqbali doonin cid kasta oo isku...

Suudaan oo qorsheyneysa inay maxaabiis ku wareejiso Itoobiya

0
Suudaan. Dowladda Suudaan ayaa qorsheyneysa inay Itoobiya ku wareejiso 60 maxbuus oo lagu qabtay iska hor imaadyadii ka dhacay xuduudda labada dal tan iyo...

Farriinta Madaxweynaha ee ku aadan xuska ciidanka xoogga dalka soomaaliyeed

0
Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa manta soo saaray qoraal la xiriira xuska sanadguurada 61-aad ee ka soo wareegay aasaaska Ciidanka...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga Dalka.

0
Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa Hambalyo ku aadan sanad guuraddii 61 aad u diray ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya,sida lagu xusay qoraal...

Soomaalida Mareykanka oo soo dhoweysay musharax u taagan xilka golaha deegaanka Boston

0
jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Gobolka Minnesota ayaa xaflad soo dhoweyn ah u sameysay Musharaxa Sayid Cabdikarim (Said Boston) oo u taagan xilka gollaha...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo u Hambalyeey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa hambalyo u diray Saraakiisha ,Saraakiil Xigeenada ,Alifleyda ,Dableyda iyo Dhammaan qoysaskooda Munaasabadda 12 April oo ku...