Safiirka Soomaaliya ee Shiinaha oo qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee...
Danjire Cawaale Cali Kullane safiirka Soomaaliya ee Shiinaha ayaa qudbad ku saabsan tamarta ka jeediyay machad TAIHE ee Shiinaha.
Danjiraha ayaa qudbaddan ka jeediyay dood-cilmiyeed...
Guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka Qaranka oo doortay guddoomiye cusub
Xubnaha guddiga xallinta khillaafaadka doorashooyinka ee heer federaal ayaa maanta doortay guddoomiye cusub ka dib doorasho ka dhacday magaalada Muqdisho.
Kulanka waxaa soo xaadiray 18-xubnood,...
Ciidamada Sacuudiga oo ka hortagay 3- gantaal oo ka yimid dhanka Xuutiyiinta
Mas’uuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay ka hortageen saddex gantaal oo lala beegsaday magaalooyinka Najran iyo Jazan oo dhaca koonfurta iyo gobolka bari...
Ra’iisul wasaare Rooble oo faray Agaasimaha NISA in 48 saac gudohood uu ku soo...
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Ikraan Tahliil Faarax isaga oo sheegay in uu murugada la qeybsanayo Ehelada iyo waalidiinta Ikraan.
Ra’iisul wasaare Rooble...
Danjiraha Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Maalinta Afrika ee CIFTIS
Danjire Cawaale Cali Kullane Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dal waynaha Shiinaha ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Maalinta Afrika ee hoos yimaada CIFTIS...
Maraykanka oo cuno qabateyn kusoo rogay xubno ka tirsan Sirdoonka Iraan
waaxda maaliyadda Mareykanka ayaa sheegtay inay cuno qabateyn ku soo rogayso afar xubnood oo ka tirsan laamaha sirdoonka ee dalka Iiraan,afarta qof ayaa la...
Madaxweynaha ku-xigeenka Hirshabeelle oo lagu soo dhoweeyay Jowhar
Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Jowhar, halkaas oo si weyn loogu...
Xubno ka socda Guddiga doorashooyinka heer federaal oo gaaray Jowhar
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal mudane Mowliid Mataan, ayaa maanta gaaray Magaalada Jowhar ee xarunta Dowlad goboleedka Hirshabeelle.
Guddoomiye Mataan...
Mareykanka,Qatar iyo Turki oo ka wada shaqaynaya sidii dib loogu furi lahaa Garoonka diyaaradaha...
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka ayaa sheegay in ay si dhow uga la shaqeynayaan xulafadiisa Turkiga iyo Qadar sidii dib loogu furi lahaa garoonka diyaaradaha...
Safaaradda Soomaaliya ee Maraykan oo shaacisay inay bilowday bixinta Passporka Soomaaliga
Safaaradda Jammuuriyadda Fadaraalka Soomaaliya ee ku taala magaalada Washington D.C ee dalka Maraykanka ayaa gobolka Minnesota oo ah gobol ay ku badanyihiin Soomaalida ka...