Guddoomiyaha Aqalka Sare Oo Qaatay Abaalmarinta Shaqsiga
Shirkada Somalia Awards,Ayaa Xaflad ay qabatay Sanadkii labaad waxay abaalmarin siisay Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ay u garatay shaqi si...
WAR MURTIYEED QABABSOOMIDDA SHIRKA DIB-U-HESHIISIINTA KGS.
BAYDHABO, DECEMBER 16,2022 – Wada-tashiyadii shirkii dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed uu ku baaqey Gudoomiyaha Golaha Shacabka M.ne Sheekh Adan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan ka...
NATO: Putin wuxuu diyaarinayaa inuu dheraado dagaalka Ukraine
Xoghayaha Guud ee NATO Jens Stoltenberg, ayaa ku sheegay wareysi uu siiyay wakaaladda wararka France-Presse, Jimcihii, in Ruushka uu isku diyaarinayo dagaal dheer oo...
Dhalinyaro ka soo laabtay fikirka xagjirka oo tababar loo soo xiray
Magaalada Dhuusamareeb waxaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen dufcadii ugu horeysay ee dhalinyarada dib uga soo laabatay fikirka xagjirka ah, kuwaas oo dhammeystay...
Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha XFS oo Ruushka uga qeyb galay shirka arrimaha dhalinyarada ee...
Madaxweynaha Tatarstan mudane, Rustam ayaa kulan sagootin ah u sameeyay wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo cayaaraha XFS mudane Xil Maxamed Barre Maxamuud iyo wafdi uu...
Saraakiil ka socda Ciidanka Xoogga oo booqday deegaanno hoostaga Aadan Yabaal
Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray degaanka Guulane oo hoos taga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe.
Saraakiishaasi...
Mas’uuliyiin ka tirsan JUbbaland oo deeq raashin ah gaarsiiyay 2 kun oo qoys
Madaxweyne ku-xigeenka Labaad ee Dowlad-goboleedka Jubaland, Wasiirro iyo saraakiil ka tirsan Jubaland, ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay in ka badan 2 kun oo qoys...
Dowladda Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha ee Dalalka Carabta
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa magaalada Khartuum ee dalka Suudaan uga qaybgalay Shirka Golaha Midowga Dhaqaalaha Waddamada Carabta oo sanadkaan ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Mareykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Gobolka Minesoto ee Dalka Mareykanka uga qeybgalay xaflad soo dhoweyn ah oo ay soo qabanqaabiyeen...
Madaxda Dalka weey ku qanceen guulaha isdaba joogga ah ee ay soo hooyeen cidamada
Bilooyinkii ugu dambeeyay ,waxaa aad u kordhay qasaaraha iyo jabka loo geystay kooxda argagixisada ah ee Al-shabaab,iyagoo waayeen maleeshiyaad badan oo si qalad ah...

