Wararka Gudaha

Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS oo daahfuray Imtixaan ay u fadhiisteen 1,766 qof.

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS Mudane Baashe Y. Axmed, ayaa maanta daahfuray imtixaan ay u fadhiisteen 1,766 qof oo u tartamaayey jagooyin Kaaliyenimo oo ka...

Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah XFS oo kulan laba-geesood ah la yeeshay...

0
Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashi Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jamaac “Huruuse” oo Ra’iisul Wasaaraha kala qeyb galaya shirkadda Todobaatan...

SODMA oo qabatay kulan loogu diyaar garoobayo ka jawaabista khatar ka imaan karta El...

0
Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Maanta Qabatay Kulan degdeg ah oo fogaan arag ah,kaas oo looga Arinsanayay u diyaargarowga iyo ka jawaab-bixinta...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay xuska maalinta nabadda adduunka oo lagu qabtay...

0
Wasiirka Warfaafinta XFS Mudane Daa’uud Aweys Jaamac iyo masuuliyiin kale ayaa ka qeyb-galay xuska maalinta nabadda aduunka oo ay soo qaban qaabisay Jaamacadda Qaramada...

Danjire Cawaale Kullane oo Khubad ka jeediyay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee nabadda oo...

0
Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Beijing kaga qeyb galay Munaasabadda 10-aad oo lagu xusayay maalinta nabadda adduunka, taas oo...

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Guddoonka Labada Gole Baarlamaan

0
Dhuusamarreeb:-Guddoomiyaha Golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdixaashi Cabdullahi oo ay wehliyaan Xildhibaano...

Kenya oo lagu soo gabagabeeyay shirka hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee Barnaamujka deyn-cafinta Soomaaliya

0
Nairobi:-Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa lagu soo gabagabeeyay shirka hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee Barnaamijka deyn-cafinta Soomaaliya, oo labadii toddobaad ee la soo dhafay...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya oo kulan la yeeshay Safiirka Imaaraadka Carabta

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa kulan looga hadlayay taageerada arrimaha xasilnta, u-diyaar garowga Duufaanta El-Nino iyo xoojinta deeqaha...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay ra’iisul wasaare ku kigeenka dalka Itoobiya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka soconayo shirka guud ee Golaha loo dhan yahay ee Qaramada...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Taliye Ku-Xigeenka Xoogga Dalka u magacaabey General Maxamed Nuur Ufurow, isla markaana Taliyaha Ciidanka Lugta u magacaabey G/le...