Wararka Gudaha

Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay...

0
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa olole nadaafadeed iyo jarista geedka  loo yaqaano(Cali-Garoobka) ka bilaabay...

IMF oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee...

0
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku...

Ra’iisul wasaaraha JFS oo la kulmay madaxweynaha dalka Mareykanka

0
President Joe Biden and First Lady Jill Biden participate in a photo line with leaders attending the United Nations General Assembly, Tuesday, September 19,...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay wasiirada Caafimaadka ee Dunida

0
Wasiirka Caafimaadka dowladda federaalka Soomaali Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ayaa Markii labaad Ka qeybgalay kulan ay isugu tageen...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray deegaanka Daaru-nicma ee Gobolka Sh/Dhexe

0
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Deegaanka Daaru-nicma ee Gobalka...

Madaxweynaha Ukrine oo helay $128mn xilli uu booqday Mareykanka

0
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay duullaan ballaaran ku qaadeen...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la shiray madaxa hawlgelinta ee Hey’adda WFP

0
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax ( Beenebeene) ayaa kulan xarunta Qaramada Midoobay ee Newyork kula...

R/Wasaare Xamse oo New York kula kulmay Madaxweynaha Comoros Azali Assoumani

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Comoros, Mudane Azali Assoumani. Labada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Xildhibaanno,siyaasiyiin iyo saraakiil ka tirsan dowladda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan wadatashi ah Magaalada Dhusamareeb kula qaatay guddoonka iyo Xildhibaanada BFS, siyaasiyiin iyo saraakiil...