Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya oo la guddoonsiiyay abaalmarin caalami ah
Maamulka Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa dhowaan ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah ee ay sannad walba bixiso hay’adda ‘Central Banking’ ee fadhigeedu yahay waddanka...
Maamulka Hirshabeelle oo kormeeray deegaanno uu ku fatahay wabiga shabeelle
Wararka ka imaanaya Gobolka Sh/Dhexe aya sheegay in wabiga Shabeelle uu ku Fatahay in ka badan 72 tuullo oo bari kaga began Degmada Jowhar.
Fatahaadda...
Hoggaamiyaal Afrikaan ah oo doonaya in Ukraine lagu soo dabaalo nabad
Todobo hoggaamiye oo Afrikaan ah ayaa howlo nabadeed u tagaya Dalalka Ukraine iyo Ruushka, iyagoo rajeynaya inay soo afjaraan dagaalka ka socda halkaas.
Wafdiga ka...
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo la kulmay Duqa Caasimadda Belgrade
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqasho ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa la kulmay masuuliyiin ka...
Horjooge horay maxkamadda ciidamadda ugu xukuntay dil oo howlgal qorsheysan lagu khaarajiyay
Ciidanka Xoogga Dalka ayaa maanta howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyeen inta u dhexeeysa magaalada Galcad iyo degaanka Baraag Sheekh Caamir ku dilay horjooge...
Shir u Dhexeeyay Dowladda Soomaaliya iyo IMF iyo Bangiga Adduunka oo lagu soo gabagabeeyay...
Nairobi: Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shir u dhexeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya, Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka...
Prof. Afyare” Dowladda iyo shacabka marka ay is wataan cid kasta way ka adag...
Prof. Afyari Cabdi Cilmi oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Dalka, guulaha la...
Soomaaliya oo sannadkan sare u qaaday dhoofinta xoolaha
Magaalo madaxda gobolka Bari ee Boosaaso ayaa xalay waxa laga dhoofiyey xoollo gaaraya 150 kun oo neef sids uu xaqiijiyey Wasiirka Xanaanadda xoollaha dowlad...
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo furtay aqoon kororsi ku saabsan diyaarinta qeybaha Dhiigga iyo Maareynta...
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada qeybta Tababarada (Internship and Training program) ayaa maanta Isbitaalka Banaadir ku qabatay Siminaar ku saabsan diyaarinta iyo maareynta qeybaha...










