Wararka Gudaha

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in xal loo helo dadka tahriibka ah ee...

0
Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ku baaqay tallaabo degdeg ah inay qaadaan Midowga Yurub si looga hortago dhimasho kale oo ka dhacda badda Mediterranean-ka ka...

Wasiirka arrimaha gudaha oo u furay tababbar la xiriira Dad-dhigista maamul gobolleedada iyo gobolka...

0
Wasiirka arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta Muqdisho ku daahfuray tababbar ay Wasaaradda u qabatay Iskuduwidda Howlaha...

Kalsooni intee la’eg ayay Shacabka Soomaaliyeed ku qabaan Hay’adaha Amniga? (Warbixin).

0
Wada shaqeynta hay’adaha amniga Dowladda federaalka iyo shacabka ayaa suurta geliyay in la wiiqo awoodii Alshabaab iyo hoos u dhac ku yimid weeraradii wuxuushnimada...

Guddoomiyaha G/banaadir oo kulan la qaatay Machadka Vlatacom iyo shirkadda PULSEC ee horumarinta iyo...

0
Belgarde:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa kulan...

La Dagaalka Khawaarijta waxaa barbar socda xasilinta Deegaannada la xoreeyay (WARBIXIN)

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad u sheegay markii uu ku guuleystay markii labaad sanadkii hore inuu...

Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka...

0
Shan hablood oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday shil Gaari oo ka dhacay dalka Maraykanka Waxa shil gaari ku geeriyooday shan hablood oo Soomaaliyeed dalka...

Xubno ka socda BJFS oo ka qeybgaley shirka Baarlamaanka Aduunka

0
Xubnaha joogtada ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ku matala Baarlamaanka Adduunka oo uu hoggaaminayo Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Golaha Shacabka, ayaa...

Warmurtiyeed: -Ka soo baxay Shirka Wadatashiga Wasaaradaha Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada

0
Waxaa Magaalada Muqdisho ku soo gebageboobey Shirka 4-aad ee Wadatashiga Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada ee XFS iyo Wasaaradaha Isgaarsiinta ee Dowladaha Xubnaha ka ah...

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafiimaadka XFS oo kulan la yeeshay Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia

0
Addis Ababa:-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS xildhiban Maxamed Xassan Maxamed ayaa kulan muhiim ah la qaatay Dr. Lie Wasiirka Cafimaadka dalka Ethoipia. Labada wasiir ayaa...

Safiirka JFS ee Dalka Shiinaha oo shir muhiim ah kaga qeyb galay Beijing

0
Beijing:- Safiirka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka shiinaha Amb: Cawaale Cali Kullane ayaa maanta magaalada Beijing uga qeyb galay  Bandhiga Carwada 13-aad ee...