Wararka Gudaha

Ra’iisal wasaare Xamse oo New York kula kulmay xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka

0
New York: Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay...

25-ka tirsan Khawaarijta oo lagu dilay hawlgal ka dhacay koofurta Mudug

0
Camaara: Ciidanka dowladda, kuwa Galmudug iyo geesiyaasha deegaanka oo saaka Khawaarijta kala wareeegay deegaanka Gaadday oo dhaca bariga magaalada Camaara ee gobolka Mudug ayaa...

Wasiirka maaliyadda oo Nairobi kula kulmay qaar ka mid ah hay’adaha taageera Soomaaliya

0
Wasiirka maaliyadda dowladda federaalka Soomaaliya mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay...

Ra’iisal wasaare ku-xigeenka dalka oo ka qaybgalay bandhigga warbixinta mashruuca ka soo kabashada xasradaha

0
Kusimaha Ra’iisul wasaraha ahna Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qayb galay shirka bandhiga warbixinada mashruuca...

Wafdi ka socda dowladda Federaalka oo gaaray degmada Hobyo

0
Hobyo- Wafdi ka kooban Wasiirro, Xildhibaanno ka tirsan Golayaasha Baarlamaanka JFS ,Ganacsato iyo mas’uuliyiin kale ayaa waxaa afaafka degmo xeebeedka Hobyo ku soo dhoweeyay...

Guddoomiyaha Maxkamadda sare JFS oo furay Imtixaan loo gelayo garsoorka dalka

0
Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta furay imtixaan garsooreyaal iyo xeer ilaaliyenimo oo loo qaadanayo maxkamadda gobolka iyo xafiiska...

Wasiirka Caafimaadka oo New York kaga qayb galay kulan looga hadlayay nafaqo-darrada

0
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo ka qeybgalaya kalfadhiga 78-aad ee Qaramada Midoobay ee ka...

Soomaaliya iyo Sacuudiga oo ku heshiiyay la dagaalanka Argagixisada

0
Wasiirka amniga ee XFS Maxamed Axmed Sheekh Cali (Doodishe) ayaa magaalada Riyaad ee dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Wasiirka arrimaha gudaha dalka Sacuudiga, Amiir...

Shabaabka oo shartooda dhexmariya Dumarka (WARBIXIN)

0
Beryahaan waxaa soo badanayay Dumar badan oo ka soo dhex muuqday Maxkamadaha Dalka, kuwaasi oo loo heysto eedeeymo la xariira la shaqeynta Kooxda Khawarijta...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Beeraha ee Shiinaha...

0
Kulan aqoon-isweydaarsi ah oo loogu magacdaray iskaashiga Beeraha Shiinaha iyo Geeska Afrika, kaas oo ay ka qeyb galeen wafdi ka socda safiirrada Geeska Afrika...