Wararka Gudaha

Howlgallo jab xooggan lagu gaarsiiyay Khawaarijta oo ka dhacay Jubbaland

0
Taliyaha guutada labaad ee ciidamada Daraawiista Jubbalanad Aar Sheekh Cali ayaa sheegay in howlgalladii ugu dambeeyay ee laga sameeyay deegaannada Jubbaland jab xooggan lagu...

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kormeeray Isbitaalka Xarardheere

0
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Daahir Faarax Fiidow oo ay wehliyaan Mas’uuliyiin kale ayaa kormeer ku tagay Isbitaalka degmada Xarardheere oo adeeg Caafimaad...

Duqa Muqdisho: Waxaa la idin ka rabaa in deegaanada laga sifeeyay Khawaarijta aysan dib...

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa boqolaal dadweyne ah iyo Ciidamada Difaaca Shacabka kula hadlay Deegaanka Nuur-Dugle...

Ra’iisal wasaare Xamse oo ka qaybgalay furitaanka fadhiga 78-aad ee golaha guud ee Qaramada...

0
New York: Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamse Cabdi Barre iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay furitaanka Kalfadhifga 78-aad ee golaha...

Guddiga joogtada ah ee Aqalka sare oo booqday xarunta baarlamanka Kenya

0
Nairobi : Guddiga joogtada ah ee aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaali oo hawlo shaqo u jooga dalka Kenya ayaa maanta booqasho rasmi...

Dowladda Shiinaha oo Soomaaliya ka taageereysa horumarinta wax-soo-saarka Beeraha

0
Xubno diblomaasiyiin ah oo ka socda Geeska Afrika,islamarkaana uu hoggaaminayay Safiirka Soomaaliya ee Dalka Shiinaha Danjire Cawaale Cali Kullane ayaa magaalada Xianyang ee Dalka shiinaha...

Hay’adda SoDMA oo dowladda Qatar kala wareegtay gargaar mucaawino ah

0
Munaasabadd Kooban oo maanta ka dhacday Dekadda weyn ee Magalaada Muqdisho ayaa Guddoomiyaha hay’adda Mareeynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA mudane Maxamuud Macalim Cabdulle...

Wasiirka shaqada XFS oo la kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya

0
Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFD, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dawladda Qatar u fadhiya Soomaaliya Safiir Dr....

Talaabo kasta oo looga takhalusayo Shabaabka oo la qaadayo’ (WARBIXIN)

0
Wali waxaa socda dardargalinta dagaal ee lagula jiro kooxda Khawaarijta ah, islamarkaana ay socda howasha toosinta habaca gala habsami u socodka gulufka lagu ciribtirayo...

NINKII NAAGTIISII TUMAY OO NAFTA KU DHIBI JIRAY

0
Nin baa reer gabar ka guursaday, markuu laba bilood qabay bey ka carartay markaas baa la waayey meel alaala meel ey aaday, markaas buu u...