Israa’iil oo lagu eedeeyay in ay weerareen isbitaallo ku yaalla Gaza
Israa’iil ayaa weerartay saddex isbitaal oo ku yaalla Gaza, oo ay ku jiraan xarunta caafimaadka ee ugu weyn, taasoo keentay wax u muuqday dhaawacyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Riyaad kaga qeybgalaya sadex shir oo muhiim ah
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa gaaray caasimadda Boqortooyada Sucuudiga ee Riyaad,halkaasi oo loogu sameeya soo dhoweyn...
Wasiirada Arrimaha Dibadda XFS iyo Sacuudi Carabiya oo saxiixay heshiis dhanka iskaashiga ah
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Riyaad heshiis iskaashi kula saxiixday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda Boqortooyada Sacuudiga Mudane Faisal bin...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo ka hadlay saameynta Roobabka & daadadka
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda JFS, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa bulshada Soomaaliyeed kula wadaagay Twitter Space oo hadda loo yaqaan X Space warbixin...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo magaalada Riyadh kula kulmay dhiggiisa Sacuudiga
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Imaan Cige oo ku sugan magaalada Riyadh ee caasimada dalka Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay dhiggiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda SODMA oo kulan la yeeshay Safiirka Turkiga
Gudoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya Mudane Amb. Ibrahim M. Yagli
Gudoomiyaha iyo safiirka Safaradda Dalka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Riyadh
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Riyadh ee caasimadda Boqortooyada Sucuudiga, halkaasi oo uu kaga qayb galayo saddex shir...
Wasiir Khadija Almakhzoumi oo ku guuleysatay Abaalmarinta Africa Sustainability Outliers Award 2023
Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Khadiija Mohamed Almakhzoumi ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Africa Sustainability Outliers Award ee sannadka 2023.
Abaalmarinta ayaa...
Shirka hirgalinta heshiiska qorshaha Amniga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey
Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyey Shirkii Hirgalinta Heshiiskii Amniga Qaran ee Daadajinta Maamulka iyo Tayeeynta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirkaan ayaa socday sadexdii cisho ee...
Wasiir Abshir oo dalka Sacuudi uga qeyb galaya shirka Wasiiradda Arrimaha Dibedda Carabta
Wasiirka Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac ayaa magaalada Riyadh ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya uga qeyb galaya shirar kala duwan oo...










